BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
6 visitors online
Total visits: 562364
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:51
Shuruq05:34
Dhuhr13:08
Asr17:11
Maghrib20:41
Isha22:17


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, April 27th, 2018 | 08:34
[Monday, April 9th, 18] :: Lacagtii lagu qabtay garoonka Muqdisho oo la dhigay baanka dhexe

Share |
news image

Muqdisho (RH) Hey’addaha ammaanka ayaa baaraya halka laga keenay loona waday lacag malaayiin dollar ah oo shaley lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Lacagtan oo la sheegay in ay gaareyso 9.6 milyan oo dollar, waxaana ay ku jirtay saddex boorso taasoo laga soo dajiyey diyaarad gaar ah oo laga lee yahay dalka Imaaraadka Carabta.

Lacagta ayaa la sheegay in loo sidday safaaradda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya.

Haddaba, lacagta ayaa la dhigay bagiga Soomaaliya, halkaasoo ay hadda taallo.waxaana sidoo kale la dhigay ciidamo dheeraad ah oo katirsan dowladda federaalka si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqa halka lacagta la dhigay.

Diyaaraddii yareed ee Imaaraatka lacagta ka keentay ayaa Salaadii Maqrib kaddib la fasaxay, waxayna mas’uuliyiinta safaaradda Imaaraatka ee Muqdisho la sheegayaa in ay ku doodayaan in lacagtaan ay ugu talagaleen ciidamada ay tababbaraan iyo adeegyada safaaradda.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in lacagaha qaar loo waday deegaannada Puntland oo ay ku sugan yihiin ciidamada ay tababbaraan saraakiil iyo quburo Imaaraatka Carabta u dhashay.

Dowladda Imaaraatka Carabka illaa hadda kama hadlin lacagtaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa hoos u dhacay tan iyo bishii June sannadkii horre, xilligaas oo dowladda fedaraalka Soomaaliya ay dhex dhexaad ka noqotay xiisaddii ka aloosneed waddamada Khaliijka sida Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo xiriirka u jaray dalka Qadar.

Soomaaliya ayaa dhex dhexaad ka noqotay xiisadda waddamada Khaliijka.

Bishii la soo dhaafay, dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay in ciidamo u tababbari doonto Somaliland, sidoo kale Imaaraadka iyo Somaliland waxa ay kala saxiixdeen heshiis 30 sanno shirkadda DP World ee laga lee yahay dalka Imaaraadka loogu wareejinayo dekedda magaalada Berbera, arrintaas waxaa ka soo horjeesatay dolwadda Soomaaliya oo heshiiskaas sharci darro ku tilmaamtay.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Monday, April 9th, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey