BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 562364
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:51
Shuruq05:34
Dhuhr13:08
Asr17:11
Maghrib20:41
Isha22:17


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, April 27th, 2018 | 08:40
[Monday, April 9th, 18] :: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la Yeeshay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah maanta xafiiskiisa kula yeeshay xubnaha guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland.

 

Kulanka uu madaxweynuhu la yeeshay xubnaha guddida doorashooyinka qaranka oo uu ku wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagaga wada-hadlay arrimo door ah oo salka ku haya dardar-gelinta hawlaha doorashooyinka ee dalka kusoo foolka leh, dhammaystirka caqabadaha jira, iyo sidii xukuumad iyo komishanba isku-duubni loogu diyaar garoobi lahaa doorashooyinkaas.

 

Xubnaha guddida doorashooyinka qaranka, ayaa madaxweynaha uga war-bixiyey halka ay hawlahoodu marayaan iyo horumarka ay ku tallaabsadeen, iyaga oo madaxweynaha uga mahad-celiyey muhiimadda gaarka ah ee uu hawlaha doorashooyinka siinayo iyo sida ay madaxweyne ahaan uga go’an tahay inaanay doorashooyinka wakiillada iyo dawladaha hoose dib uga dhicin waqtiga ay qorshaysan yihiin.

 

Sidoo kale, xubnaha guddida doorashooyinka qaranku waxa ay madaxweynaha u xaqiijiyeen inay ku rajo weyn yihiin in doorashooyinka wakiillada iyo dawladaha hoose ee sanadka soo socda qorshaysani waqtigooda ku dhacaan, maadaama oo ay haystaan taageerada madaxweynaha qaranka, isla markaana ay qaadhaan-bixiyayaasha Somaliland ka taageera dhinaca doorashooyinka wixii dhinacooda kaga aaddan qabsoomidda doorashooyinkaas.

 

Madaxweynaha, ayaa dhinaciisa uga mahadnaqay xubnaha doorashooyinka dedaalka ay wadaan, waxaana uu hortooda ka caddeeyey inay madaxweyne ahaan ka go’an tahay sidii ay doorashooyinka dalka kusoo foolka leh waqtigooda uga qabsoomi lahaayeen, isla markaana uu diyaar la yahay wixii dhinaciisa looga baahdo si ay doorashooyinkaasi u qabsoomi lahaayeen.

 

Kulankan oo daba socday kulamo hore oo madaxweynuhu la yeesho xubnaha guddida doorashooyinka qaranka, ayaa kusoo dhammaaday jawi is af-garad, waxaana ay labada dhinac isla garteen in wada-jir looga shaqeeyo sidii doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiilladu u qabsoomi lahaayeen xilligii loo asteeyey.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/somaliland

 

posted on Monday, April 9th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey