BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 154895
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Radiohormuud TV
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Halganew
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
NEW. Hayaan.com


Barnaamij xiiso leh oo ay VOA ka diyaarisay . Xaalada Somaliland shalay iyo maanta .


02.Ju.10. Silaayo oo ka hadlay dawlada uu soo dhisi doono.Faysal C.Waraabe oo ka digay in aan la bililiqaysan hantida dalada inta lala wareegayo.


Xafladii laga dhawaaqay Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Axmed Silaanyo.


01.July.10 Madaxweyne Riyaale oo Raaligalin ka bixiyay hadalkii Xalay . Kuna celiyay markale in uu si sharafleh xilka u wareejindoono hadii laga guulaysto.


30.Jun.10 Kulmiye oo ka jawaabay ee dayntii galabta ka soo yeedhay Udub.


Waraysi aanu la yeelanay xoghaya arimaha dibada Kulmiye. Dr. Maxamed Cabdillahi


Wararkii ugu dambeeyay tirintii codadka doorashada SL . source BBC


29 June 2010. Dagaal qasaaro badan ka tagay oo Al-Shabaab iyo dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.


Hees cusub oo dhaanto ah . Dhagaysi haboon


29.Juni.10 Bashkas iyo Cabdirasaaq oo wada taagan. Dhegayso Macanaha Magaca Bashkas Jugsoo dhacay.


28.Jun.10 Ururka Xisbul Islaam oo mamnuucay in loo dabaal dago xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo

Wargelin: KU SOO DHAWOOW MAR KALE IYO WARARKII TALANTAALIGA AHAA EE AAD NOOGA BARATEEN - Riix oo daawo maqal iyo muuqaal aanu idiinka soo diyaarinay mudaharaadkii xisbiyada mucaaradka Somaliland - Maxamed Saleebaan Tubeec oo waraysi khaas ah siiyey Radiohormuud. Dhegayso - Waxaanu dib u bilawnay barnaamijka figrada iyo faalada dhegaystaha hadab soo gubi hada doodaada oo noo far Telefoonka 45-75541033 -
Hormuud News     Monday, September 6th, 2010 | 20:19
[Tuesday, March 9th, 10] :: Abwaan sangub ka hadlay arimo hore looga faafiyey iyo Xisbiyada Somaliland midka uu taageersanyahay
news image

Jabuuti (Hornpress)- Abwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed abwaan Maxamuud Cabadillaahi Ciise (Sangub), ayaa markii u horeysey ka waramey aragtidiisa ku wajahan sababaha uu u tagi waayey magaalada Hargeysa iyo fikirkiisa ku waajahan gooni isu taaga Somaliland . 

Abwaan Sangub magaaladda Saylac warbaahinta kula hadlay intii lagu guda jiray caleemo saarka Ugaaska beesha Ciisaha, ayaa ka hadlay siyaasada xisbiyada ku tartamaya hoggaaminta tallada Somaliland, isaga oo abwaanku faafaahin ka bixiyey arrin ku wajahan dacwada Cali-Samatar kaga socota dalka Mareykanka ee xasuuqii iyo burburintii Hargeysa ee 1988kii.

Isaga oo Sangub iska difaacay eedaymo loo soo jeediyey oo ahaa inuu hore u yidhi hadalo reer Somaliland aad uga cadhoodeen oo ‘Hargeysi wey muteysatey in laburburiyo’ isagoo arrintaa ka hadlaya waxa uu hadalkiisa ku bilaabay sidan:.

“Cali-Samatar anigu maan daaficin ,ee dacwadiisa intaan imid goobtii lagu qaadayey markaas oo uu ka hadlayey nin majeerteen ah oo lahaa anagaba waanala laayey oo Maxamed Cige iyo Canjeex iyo rag badan ayaa nalaayee maa la iska daayo Cali-Samatar ,kadibna nin gabooye ah oo Cumar Dhuule seedi u yahay ayaa yidhi raggii kale wey iska joogaane, anaga kaayaga qolo yaraan ayaa lagu eryanayaa, markaas ayaan fikir ka jeediyay halkaas,oo waxaan idhi ‘waar wixii dhacey yaan la gocane waxbaa dhacey oo daadbaa ina qaadey ee siidhka yare ee soo hadhey yeynaa hada isdabar goynine oo aynaan yacdaasuun heynine Soomaalinimo aynu ku dhaafno oo qurbahan is weheshano, tiibaa wax laga soo saarey oo warbaahin kasta lagu qorey,oo qowdii kadhacey hadii la igu hayo waxaan idhi ragbaa duubayey,e miyay ii xil qarin lahaayeen sow codkeygii may sii daayeen, manin weyn ayaa odhanaya Hargeysa in lagubaa xaqbey aheyd, ninka duubayey Cabdisalalan Xaaji Aadan ayaa abti u ahaa,oo ina Buubaa ayay aheyd tii duubaysey iimay qariyeen hadaan hadalkaa idhaahdo.”

Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Sangub) oo ka hadlayey qaddiyadda goonni-isu-taagga Somaliland, waxa uu yidhi; “Horta Somaliland qadiyadeeda inaan ka hadlo aadbaan isaga dhowrayaa sababtoo, ah hadaan maraacsani idhaahdo waa khalad oo waxan faragaliyay ummad dhan oo dastuur leh oo guurti leh oo ciidamo leh oo madexweyne leh oo dadaaley, hadaan idhaa waan taageersanaheyna waxan filayaa in dad badan oo ka soo horjeeda kala go’a ayaa iqoonsanaya, laakiin hadaan wax ka idhaa Somaliland ummad weeye, ummadana xukunkii raaga oo dhanbaa ceebta u keena markaa xisbigan UDUB in badanbey soo hayeen Somaliland waxeyna, u baahan yihiin in laga nasiyo talada dalka, Faysal Cali Waraabena, waa nin mutacalin ah laakiin adduunku waxay wax u dhiibtaan nin waayo arag ah dalkana waayo arag uma aha dhowr goor oo uu hadleyna daris badan ayaa qoonsadey, anigu Axmed Siilaanyo ayaan taageersanahay waxaanan ku taageerayaa maamaah ayaa tidhaa ‘Nin weyn bay haadi cuntaa’ ninkani waa waayo arag waayo badan soo marey, gobanimadii ka soo qayb qaatey, SNM buu ahaa oo ku soo dagaalamay, wuu soo halgamey, raaxo kumuu imane dhib ayuu u soo maray, waxaanan qoonsadey waxyaabo badan oo aanu muteysan oo lagula kacay, beerta xoriyadaa laga joojiyay maqabato, islaantiisa oo shaqo heshay waalaga joojiyay, maxay tahay taasi, aniguna taageero weynbaan u ahay (qosol) ilkahaaga soo du lama yidhaa qofkee saddexda xisbi hadaan si kastaba u eego KULMIYE-yaan ahay, waayo-aragnimaanan ku raacsanahey, kolay qaarbaa ka hadlaya oo odhanaya Sangub maxaa galiyay, maxaa I galin waayey miyaanan dalka xaq ku laheyn, dadkana waxan ku waaninayaa in ay Siilaanyo raacaan oo KULMIYE siiyaan codkooda hada kadib waan ka hadli qofkii I xasardeeya waan xasardeyn.”
 

posted on Tuesday, March 9th, 10

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Boqolaal ciidamo Al-Shabaab ah oo dhoola tus milatari ku soo bandhigay magaalada Muqdisho xilli xaalad dagaal ah weli lagu jiro 05 Sep. 2010


03.09.10 Madaxweyne Axmed Silaanyo oo ku baaqay maanta Olole nadaafadeed.


Dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay suuqa Bakaaraha xilli maalintii 10aad dagaal uu ka socdo magaalada Muqdisho 02 Sep. 2010


01.Sep.10 : Jama Maxamed cabdi oo waxka barta dalka Kenya oo u waramay Radiohormuud


31.08.10 Barnaamijka Neecawda Ramadaanka. Dhegaysi haboon


30.08.10 Sheekh Shariif oo caalamka ka codsaday in si degdeg ah u soo fara geliyaan arrimaha Soomaaliya, xilli dagaalo culus ay ka socdaan Muqdisho maalintii 8aad


Tacsi: Cabdilaahi Askar oo geeryooday.


27.08.10 War muhiim ah oo hada Kenya naga soo gaadhay


26.08.10 Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Magaalada muqdisho halkan ka dhegayso


Filim laga daba dhacay oo ka socda Soomaaliya . dhagayso jilayaasha iyo cidii diiday daawashadiisa oo la xidh xidhay.


Ciyaaro kubada cagta ah oo ka socda Nairobi. Kenya


Xadiis ku saabsan bishan barakaysan ee Ramadaan


23.08.10 Wararkii maanta nag soo gaadhay xafiiskayaga dalka Kenya.


23.08.10 Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya.


22.08.10 Marxab marxab yaa Ramadaan. Qasiido nabi amaan ah


20.08.10 Garaad Abshir oo baaq u jeediyay Maamulka Somaliland.


20.08.10 Safaaradii somaliya oo Nayroobi oo la raray


18.08.10. Sheeko dareen iyo waliba xiiso leh. Dhegaysi haboon


Dibadbax ka socda Muqdisho, iyo Madfac 9 qof isku qoys ah ku dilay waqooyiga Muqdisho. 05 July 2010


Qarax 5 qof ku dilay gudaha degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho 04 July 2010