 (Radio hormuud) Burco Wershadda dhoofinta Hilibka Xoolaha ee bariga Afrika oo laga hirgeliyay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa ka mid ah Wershadaha ay hirgelinteeda iska kaashadeen Ganacsato Soomaaliyeed iyo Shirkad laga leeyahay dalka Malleeshiya, taas oo laga dhagax-dhigay magaalada Burco, isla markaana la rejaynayo in dhawaan la furo, ayaa 51% waxa saamiley ka ah Soomaali.
Halkan hoose ka akhriso Warbixin la xidhiidha Wershadda iyo sawiradeeda:
www.eeaco.com ama links-ka hoose guji
http://eeaco.com/index.php?option=com_content&task=view&id=21&Itemid=1 |