BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 420104
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:12
Asr17:44
Maghrib22:00
Isha23:47


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Wednesday, June 19th, 2013 | 07:56
[Monday, June 18th, 12] :: Magaalooyinka Somaliland oo aad looga xusay Micraajka Nebi Muxamed (NNKH)

Share |
news image

Hargeysa(RH):- Magaalooyinka waaweyn ee dalka Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay maalintii la dheelmiyey Nebigeenna Suubban ee Muxamed nebad-gelyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee.


Xuska maalintii la dheelmiyey ayaa maanta si weyn loogaga dabbaal-degay gobollada iyo degmooyinka kala duwan ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, iyada oo Culimada iyo qaybaha Bulshadu Xaflado kala duwan oo Qasiidooyin Nebi ammaan ah iyo Axaadiis Dheelminta Nebi Muxamed (S.C.W) ku saabsan laga jeediyey ay ku qaabbileen xuska maalintan.


Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland sida Boorama, Hargeysa, Berbera, Burco, Ceerigaabo, goobaha Xeryaha Culimada ee degmooyin kale oo Somaliland ka mid ah, ayaa dhammaantood laga xusay maalintii la dheelmiyey Nebi Muxamed Nabadgelyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee.


Xafladaha loogu dabbaal-degayey dheelmintii Nebi Muxamed (S.C,W) oo maanta ku beegnayd waxa ka mid ahayd Xaflad lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, taasoo ay ka qaybgaleen Culimada Waaweyn ee Somaliland oo uu horkacayo Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, Madax-dhaqmeed, Siyaasiyiin ka kala socday Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda, Dhalinyaro, Waayeel iyo dadweyne kale oo badan.


Waxay Xafladdaa Culimadu ka jeediyeen Axaadiis ka sheekaynaya Dheelmintii Nebi Muxamed (S.C.W), Aayado Quraanka Kariimka ah ku jira oo maalintaa ka hadlaya iyo Qasiidooyin tiro badan oo Nebi-ammaan ah.


Sheekh Yuusuf Cabdi Xoore oo ka tirsan Saraakiisha Culimada ah ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo isagu ka hadlay munaasibaddaa lagu xusayey dheelmintii Nebi Muxamed nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee, ayaa ka sheekeeyey muhiimadda maalintan, waxaanu sheegay inay muhiin tahay in la xuso maalintan, isla markaana ay Culimada iyo Masuuliyiinta Maamulka Somaliland-ba ka wada qayb-qaataan xuska iyo weynaynta maalintan.


Sidoo kale, Sheekh Axmed Dhinbiil Guuleed oo Isaguna Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland ka tirsan, ayaa sheegay inay maalintani tahay mid muhiimad gaara u leh Shucuubta Islaamka, sidaa daraaddeedna waxa uu sheegay inay Wasaarad ahaan qayb weyn ka qaadanayaan Xuska maalinta dheelmintii Nebigeenna Suubban ee Muxamed (S.C.W).


Waxa iyaguna Munaasibaddaa ka hadlay Masuuliyiin Xukuumadda Siilaanyo ka tirsan, Siyaasiyiin ka kala socday Xisbiyada UDUB, UCID, KULMIYE, Urur-siyaasadeedka DALSAN, Culimo, Madax-dhaqmeed iyo Aqoonyahaniin kala duwan, kuwaas oo dhammaantood ku dheeraaday muhiimadda ay maalintani u leedahay Muslimiinta iyo sida ay u habboon tahay in la wayneeyo xuska maalinta dheelmintii Nebi Muxamed nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee (S.C.W) oo sannad kasta maanta oo kale la xuso.


Maalintan ayaa sannad kasta maanta oo kale laga xusaa guud ahaanba Somaliland iyo meelo badan oo dhulka Soomaalidu degto iyo dunida Muslimka ah, iyada oo Qasiidooyin Nebi-ammaan ah lagu qaabbilo maalintan sannad kasta Somaliland.


Radio Hormuud.dk
Studio2
Hargeysa/Somaliland.

 

posted on Monday, June 18th, 12
shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

HEES CUSUB. FANAAKA Mursal Muuse.


Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay