BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
15 visitors online
Total visits: 416601
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:49
Shuruq04:40
Dhuhr13:08
Asr17:33
Maghrib21:34
Isha23:17


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Saturday, May 25th, 2013 | 18:45
[Tuesday, June 19th, 12] :: Yemen Oo Sheegtay Ruuxii Isku Qarxiyay Taliyaha Ciidamada Koonfurta Yemen In Uu Ahaa Soomaali

Share |
news image

Sana'a (RH) Dowladda Yemen ayaa isniintii sheegtay in ruuxii isku-miidaamiyay Taliyihii ciidamada koonfurta Yemen Gen Salem Cali Qatan uu ahaa qof Soomaali ah.

Ciidamada Yemen ayaa hadda dagaallo kula jira Al-Qaacida Jaziirada Carbeed kuwaas oo dhul badan ka qabsaday koonfurta Yemen.

Taliyaha ciidamada koonfurta Yemen Qatan ayaa ku dhintay is-qarxin ka dhacday magaalada dekada leh ee Cadan, halkaas oo uu baabuur uu ka buuxo waxyaabaha qarxa lagu weeraray kolonyo uu watay.

Gen Salem wuxuu hoggaaminaayay dagaalka ka dhanka ah Al-Qaacida dalkaas gaar ahaa koonfurta sida ay lee yihiin saraakiisha dalka.

Askarta Yemen waxa ay hadda soo celiyeen dhul badan oo ku yaala gobalka Abyan oo ay horrey u qabsadeyn Al-Qaacida Jaziirada Carabta.

Waxa la dilay taliyaha afar ka mid ah ilaaladiisa iyo dad kale oo goobta ka agdhawaa iyo dad kale oo dhaacwacooda uu halis yahay sida ay sheegayaan saraakiisha dalka Yemen.

Wasaarada Gaashandhiga Yemen ayaa sheegtay in ninka is-qarxiyay ay dhalashadiisa tahay Soomaali laakin faah-faahin kale ma sheegin oo intaas dhaafsiisan.

Kooxda Al-Qaacida dalkaas oo ay soo xiganeyso wakaalada wararka Shiinaha ee Xinhua waxa ay  sheegteyn masuuliyada weerarkaas.

Waxa ay yiraahdeyn" Gen Qatan waxa uu masuul u ahaa duulanka is sifeenta see ka socda koonfurta. mid ka mid ah Jihaadistayaasheena ayaa ku guuleestay in uu qarxiyo Gen Salem Ali Qatan kaa oo muddo bilooyin ah hoggaaminaayay dagaal ka dhan qoosaskeena ku sugan gobalka Abyan," sidaas waxa su sheegay Xinhua afhasyeen u hadlay kooxdan.

"Ciidamadeena waa ay ka baxeyn magaalada, wax khasaaro ah naga soo gaarin dagaalka waana sii wadi doono ilaa inta ay ku sugan gobalkaas ." ayuu sheegay

Gen Qatan waxa la magacaabay bishii March wax yer uun markii madaxweynaha cusub Cabdrabbuh Mansour Hadi uu xafiiska la wareegay bishii Febraayo.

Cali Mansur, waa sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada Yemen aadna ay isugu dhawaayeenGen Qatan, wuxuu ku sii feeyay dilkiisa guul daro weyn oo soo wajahday dalka Yemen".

Si kastaba dalka Yemen waxa uu ka mid ah yahay dalka ay ku nool yihiin Soomaali badan oo qoxooti ah, arrintan isqarxinta ee uu fuliyay ruuxa Soomaaliga haddii ay dhabowdana waxa la soo darsi kara dhibaatooyin waaweyn dadka Soomaalida ee ku dhaqan dalkaas.

Sidoo kale waxa ay arrintan ka dhabeyneysaa wararka sheegaya Soomaali badan oo ku biirtay Al-Qaacida Jasiirada Carbeed.

Mereykanka ayaa sheegay in uu dagaal toos ah kula gali doono Al-Qaacida dalalka Yemen iyo Soomaaliya, waxana uu hadda saldhigyo qarsoodi ah ka furtay dalal ku yaala bariga Africa.


posted on Tuesday, June 19th, 12
Maxamedkafi
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa