BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 416313
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 00:23
[Friday, August 17th, 12] :: Nus baa diiddan fasaxa muslimiinta

Share |
news image

Denmark: Bilawga wiigga danbe kumanaan muslimiin ah ayaa u xafladaynaya ciidda Ramadaan, iyagoo soo soomanaa bishaas oo dhan. Sidaas awgeed dugsiyada dalka ayaa fasax siinaya carruurta muslimiinta maalin ama laba, si ay u la ciidaan qoysaskooda. Laakiin deenish badan ayaa ka soo horjeeda fasaxaas, siday muujisay ra'yiururin cusub.

Dugsi loo xidhayo fasaxa muslimiinta awgii
Iyadoo waalidka qaarkood doorteen inay carruurtooda ku hayaan guriga, ayay arrintaasi saamaysay dugsiga Blågård Skole ee Kobanheegan, oo la fasaxayo ardayda oo dhan maalinta isniinta. Tiro ka badan boqolkiiba 60 ardayda dugsiga ayaa muslimiin ah, oo ka qaybgelaya ciidda muslimiinta.  

- Waxa aannu rabnaa dugsi ay wada leeyihiin dhammaan ardayda Blågård Skole,  waxa aan filayaa, inaanu taas hirgelin doonno, ayay tidhi guddoomiyaha dugsiga Blågård Skole, Pia Madsen.

Shaqaalaha ayaa taageeray goaanka hoggaanka, oo kala kulmay jawaab togan dhinaca waalidkana.

- Waxa aynnu nahay bulsho leh dhaqammo badan, oo ay tahay in aynnu baranno sidaynnu isu ixtiraami lahayn. Waalidka ayaa dareensan, in loo aqoonsaday dhaqankoodii. Waxay dareemayaan, in aannu aragno oo maqalnay iyaga iyo carruurtoodaba, ayay tidhi lataliyaha dugsiga iyo guriga, Nanna Butters.

Labadiiba mid ayaa ka soo horjeeda fasaxa muslimiinta
Laakiin shaqada dugsigu maaha, inay tixgeliyaan munaasabadaha sida ciidda oo kale ah, ayay yidhaahdeen xisbiga dadwaynaha deenishka, oo ka soo horjeeda in carruurta muslimiinta laga fasaxo dugsiyada dhammaadka bisha Ramadaan.

- Dugsiga hoose/dhexe waxa ku waajib ah dhaqanka deenishka, laakiin kuma waajib aha dhaqanka iyo diinta muslimiintu. Dadku way u dabbaaldegi karaan ciidda, laakiin waa inay noqoto xilli ka baxsan waqtiga dugsiga, ayuu yidhi afhayeenka arrimaha qalabixinta ee xisbiga DF, Martin Henriksen.

Fikraddaas waxa qaba labadii qof ee deenish ahba mid, siday muujisay ra'yiururin Epinion u samaysay DR Nyheder. Boqolkiiba 50 ayaa ku jawaabay, inay ka soo horjeedaan in carruurta muslimiinta laga fasaxo dugsiyada ciidda, laakiin boqolkiibaa 20 ayaa taageeray in la fasaxo.

Radikaalka: Ardayda ayaa goaanka leh
Laakiin xisbiga dawladda ku jira ee Radikaalka ayaan waxba ka qabin, in dugsiyadu fasaxaan carruurta muslimiinta.

- Waxaan qabaa, inay muhiim tahay, in dugsiga hoose/dhexe laga maamuuso dhaqammada kala duwan. Iyo inuu qofku heli karo maalin fasax ah, ayay tidhi afhayeenka arrimaha carruurta iyo waxbarashada, Lotte Rod.

Ma qabto, inay shaqada siyaasiyiinta tahay, inay farogeliyaan qaabka ay dugsiyadu u maareeyaan fasaxyada iyo munaasabadaha.

- Waa muhiim, in dugsiyadu u madaxbannaanaadaan munaasabadaha waalidka iyo ardayda dugsiga, ayay tidhi afhayeenka arrimah carruurta iyo waxbarashada, Lotte Rod. 
 

 

source. dr.dk

posted on Friday, August 17th, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.