 SAWIRO: Barfkii ugu horeeyay xilliga jiilaalka ee wadanka Denmark ayaa saaka subixii indhaha lagu kala qaaday,
Maanta oo ahayd maalin Axad ah oo nasasho ayaan dadka badnkoodu goor hore toosin, markii se qofwalba daaqada furay ayuu idhaha la helay Barafka sida quruxda badan u daboolay dhamaan degmadii,
iyadoo subixii horeba ay baabuurta barafka xaadhaa sii baneeyeen wadooyinkii.
Dadka intooda badan gaar ahaan caruurta ayaa aad ugu farxay iyaga oo sugiba kari la'aa inta ay quraacanayaan,
si ay barafka ugu soo ciyaaraan.
Lasoco qaybaha dambe ee sawirda Barafka




.jpg)
|