BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 416660
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:47
Shuruq04:39
Dhuhr13:08
Asr17:33
Maghrib21:36
Isha23:18


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Sunday, May 26th, 2013 | 03:12
[Monday, December 3rd, 12] :: Cabdiraxmaan Cadami oo ka warramay caqabadaha horyaalla golaha deegaanka ee Arbacadii la doortay

Share |
news image

Hargeysa(RH):- Guddoomiyihii hore ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Cabdiraxmaan Ismaaciil Cadami, ayaa dardaaran ujeediyay xildhibaannada cusub ee la filayo dhawaan inay ku fadhiistaan kuraasta golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa.


Cabdiraxmaan Ismaaciil Cadami oo Hargeysa Maayer ka ahaa sannadihii 1998 illaa 2000, Xukuumaddii Rayaale-na ka ahaa Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha dawladda oo u warramay Telefeshinka madaxa-bannaan ee BULSHOTV, ayaa ku boorriyay Xildhibaannnada la filayo inay yimaadaan golaha deegaanka inay ahmiyada siiyaan samaynta nidaamka shaqo ee dawladda iyo hirgelinta shuruucda lagu hago hawlaha ay u xilsaaran tahay dawladda hoose.


Sidoo kale Guddoomiyihii hore ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu ayaa dhaliilihii goleyaashi hore ee deegaanka ku tilmaamay inay sabab u ahayd qaybsanaan la’aan ka jirtay dhinaca awooddaha, waxaanu sheegay in awooddu uu isku duubay maayarka oo keli ahi.


“Golaha Deegaanka ee cusub ee todobaabadan soo bixi doonaa, waxa laga yaabaa inay ka soo baxaan rag fiican oo aqoontooda, qiyamkooda iyo waxqabadkooduba fiicanaan kar, markaa golaha cusub ee deegaanka ee imanayaa waa inuu mudnaanta siiyaa samaynta hanaan maamul iyo shuruucdii lagu hagayay dawladda hoose, wax badan ma qaban kartid haddaanu jirin nidaam, haddaanay jirin shuruuci, haddaanay hab maamul oo lagu dhaqmo oo la raaco.” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Ismaaciil Cadami.


Isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu intaas ku daray.“Shaki kuma jiro nidaam ayay imikaba dawladda hoose leedahay, laakiin awooddihii ay lahaayeen waaxyuhu malaha, maaha ma qaybsana shaqadu, siyaasad shaqo qoriseed dawladda hoose malaha iyo si lagu eryo, masuuliyaddu ma qaybsana, masuuliyiinta dawladda hoose inta badan shaqooyinkay qaban lahaayeen waxa ka mashquuliya arrimaha dhulka.”


“Dhulkuna wuxuu ka mi yahay shaqooyinka ay u xulsaaran yihiin mid ka mid ah, waxaad arkaysaa xafiiska maayarka Hargeysa konton qof xafiiskay ku jiraan, boqol kalena dibadda ayay ku sugayaan, markuu xafiiska ka tago gurigaa lagu sii sugayaa, meel kasta oo uu joogo cidbaa daba taagan oo sugaysa, sababahaasi waxay u dhacayaan shaqadii ayaan qaybsanayn.” Sidaa ayuu yidhi Cabdiraxmaan Ismaaciil Cadami oo u warramay BULSHO TV oo laga daawado Hargeysa iyo Burco.


Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa/Somaliland.

posted on Monday, December 3rd, 12
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa