BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
18 visitors online
Total visits: 419979
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:12
Asr17:44
Maghrib22:00
Isha23:46


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Tuesday, June 18th, 2013 | 08:20
[Monday, December 3rd, 12] :: Imtixaankii loo gali jiray qaadashada jinsiyada Denmark oo la baabiinayo

Share |
news image

Denmark: Maanta isniinta ayaa laga yaabaa inay ugu danbayso, in tiro ka badan 2.500 oo qof oo ajinebi ah lagu imtixaamo aqoonta ay u leeyihiin bulshada iyo taariikhda Danmark, iyagoo ku talojira inay qaataan jinsiyadda deenishka, ayuu qoray wargayska Berlingske.

Dawladda ayaa dhab ahaan u diyaar ah, inay meesha ka saarto imtixaanka dhalashada deenishka (indfødsretsprøven), halkiisana ku bedesho imtixaan kale oo la yidhaahdo imtixaanka jinsiyadda deenishka (statsborgerskabsprøve), kaasoo sida ku xusan barnaamijka asaasiga ah ee dawladda "culays la saarayo nololmaalmeedka caadiga ah iyo siyaasadda taagan, ee dadwaynuhu kala kulmaan bulshada cusub".

Silsiladdii boqorrada oo meesha laga saaray
- Waxa aannu meesha ka saaraynaa qaabka uu maanta yahay imtixaanka dhalashada deenishku. Imtixaanka cusub ee halkiisa la gelinayo waxa si ka badan sida haddeer jirta culays la saari doonaa xaaladda bulshada deenishka.

- Qofka dib looga dooni maayo, inuu garanayo taariikhda Danmark, silsiladda boqorrada iyo dhammaan magaalooyinka gobolka Fuun. Gebi ahaan arrimahaas waa laga saaray meesha, ayuu wargayska Berlingske ku yidhi afhayeenka arrimaha dhalashada ee xisbiga Sooshal dimuqraadiga, Lennart Damsbo-Andersen.

Siyaasaddii ajinebiga ee dawladdii hore (VKO) oo la abbaaray
Dawladda talada haysa oo ka kooban xisbiyada S-R-SF ayaa soo bandhigaysa hindise cusub oo khuseeya imtixaan cusub ilaa bisha janewri, mana jiraan inta la og yahay warar faahfaahsan oo laga hayo waxyaabaha ay ka kooban yihiin isbeddeladan lagu samaynayo siyaasaddii arrimaha ajinebiga ay adkaysay dawladdii hore ee ka koobnayd xisbiyada Libaraalka iyo Konserfatifka.

Waxa kaloo isna wax yar la fududaynayaa imtixaanka af deenishka (danskkundskaber), halka aan la filayn inuu jinsiyadda deenishka helo qofka ay wasakhaysan tahay xaashidiisa denbila'aantu.

Qodob aan siyaasiyan micno samaynayn
Xisbiga Enhedslisten ayaa xoog u doonaya, in ajinebiga laga dhaafo imtixaanka.

- Ma qabno, inay macno samaynayso, in deenishnimada loo sameeyo qaacidooyin. Maaha wax la fahmi karo fikradda la xidhiidha, in qofka la imtixaamo, iyo inuu ku hadlo af deenish fasiix ah, ayay wargayska Berlingske ku tidhi afhayeenka arrimaha dhalashada ee xisbiga Enhedslisten, Johanne Schmidt-Nielsen.

Dhanka kale afhayeenka arrimaha dhalashada ee xisbiga DF, Christian Langballe, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, in meesha la saaro imtixaanka dhalashada (indfødsretsprøven).

 

source.dr.dk

posted on Monday, December 3rd, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad