BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 416485
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 22:58
[Tuesday, December 4th, 12] :: Taliyaha ugu sareeya ciidamada Maraykanka Africa General Carter Ham oo arrimo badan ka hadlay

Share |
news image

Wanshinton (RH) Abaandulaha ciidamada Maraykanka ee Africa General Carter Ham oo ka hadlaayay isniintii shaley Jaamacadda George Washington ee magaalada Washington ayaa sheegay in weli Al-Shabaab iyo Al-Qaacida ay yihiin kuwa halis ah ku qaaradda Africa iyo adduunka.

Wuxuu sheegay General Ham in Al-Qaacida iyo xulafadooda uu ka dhexeyo isku xir ballaaran taasoo weli muujineysa khataraha ay ku hayaan waddamada caalamka gaar ahaan Africa.

Wuxuu kaloo sheegay in laga soo bilaabo Boko Xaraam, Al-Qaacidada Maali iyo kuwa Al-Shabaab ee Soomaaliya uu ka dhexeyo xiriir weyn taasoo weli wiiqi karta dedaalada nabadda ee socda.

Mar uu ka hadlaayey arrimaha Soomaaliya ayuu sheegay in Alshabab ay kala kulmeen ciidamada Midowga Africa ee Jooga Somaliya AMISOM  Cadaadis weyn marka la eego goobaha dhowaantan gacantooda ka baxay sida Magalada Dekeda ah ee Kismaayo , laakinse waxuu rajo xumo ka muujiyey in Somaliya oo aanan 20 sano helin dowlada xoogGan ay adagtahay in Al-Shabab laga ciribtiro Soomaaliya xilliggan.

Wuxuu yiri ‘’ Deddaalada Midowga Africa ee ay Taageerayaan Beesha Caalamka, oo uu Mareykanku kamid yahay ayaa u wood u siiyey in Ciidamada African AMISOM  inay difaacan Soomaaliya kaddibna , kuna qasbay inay Al-Shabaab ka saaraan Meelihii ay muddada dheer gacanta kuhayeen ee Muqdisho iyo magalada Kismayo,”

Wuxuu sii hadlay wuxu yiri “ Haatan waxay aniga illa muuqdaan Al-Shabab inay ku jiraan hannaan aysan ku badbaadikarayn iyo waliba cadaadis xooggan oo saran oo uga imanaya ciidamada dalalka Uganda iyo Burundi oo kam imanaya Muqdisho,  Ciidamada Kenya ee Koonfur Galbeed iyo kuwa Ethiopia oo haatan kusoo biiraya,”

Ugu dambeen wuxuu yiri “Waxay anniga illa tahay taasi inay tahay hab aad u wanaagsan oo lagu wiiqo karo kooxda argagixisada ee Al-Shabaab”

Wuxu sheegay in jiro xiriir weyn oo ka dhexeeya kooxaha argagisida waddamada Africa kuwaasoo hal hadaf leh ayuu yiri .

General Carter Ham, waa taliyaha xukuma ciidamada Maraykanka ka jooga Africa, waxana uu aad indhaha ugu haya xiriirka ka dhexeeya Al-Qaacida iyo kooxaha xiriirka la leh ee ku sugan Waqooyiga , Saxaraha iyo Bariga Africa.
 

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Tuesday, December 4th, 12
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa