BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
21 visitors online
Total visits: 475348
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:07
Shuruq08:59
Dhuhr12:58
Asr14:34
Maghrib16:54
Isha18:40


Xildhibaan Dogox Oo Dhaliil kulul u jeediyey Maayirka Caasimada Hargeysa


Fuaad oo aanu ka wareysanay Shirka ka dhici doona Kobenhagen bisha dambe.


Ruwaayadii dabjacayl kariwaa . Majaajilo xiiso leh


Faaiidada iidal Odxada iyo Sheekh Axmed Caabi Cabdi


Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Hortagey Golaha Wakiilada


Af-Hayeenka Madaxtooyada Oo Beeniyey in Madaxweynuhu Soo Wado isku shaandhayn


Afhayeenka Madaxtooyada Oo ka Hadley Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland


Fu”aad Aadan Cade Oo ka Hadley Wararka sheegaya in uu u sii Jeedo Puntland


Maxaa dhexmaray Xawaalada Dahabshiil laanta Denmark iyo hay ada ilaalinta lacagta ee wadanka Denmark . Waxaanu ka wareysanay Muuse Faarax


Siyaasiyad Denish ah oo soo jeedisay in sharciga Denmark lagu adkeeyo Soomaalida. Waxaanu ka wareysanay Cabdirisaaq Afqaraf


Diiriye baalbaal iyo Maasooyinkiisii lagu furay inka badan labaatan dumara!. Dhageysi haboon

Wargelin: RADIO HORMUUD KALA SOCO WARAR CUSUB MAALIN KASTA - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, November 23rd, 2014 | 20:41
[Tuesday, December 4th, 12] :: Cali Xirsi Cali Gaab oo lagu dhaawacay Muqdisho

Share |
news image

Muqdisho (RH) Askari ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta barqadii waxa uu degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ku dhaawacay taliyaha nabad-galyadda wadooyinla gobolka Banaadir General Cali Xirsi Cali Gaab.

Taliyaha ayaa ka dhaawacmay lugta midig, taasoo ay kaga dhacday xabad uu furay askarigaas oo ku sugnaa isbaaro sharci daro oo taalay halkaas.

Taliyaha ayaa dhaawiciisa loo qaaday isbitaalka Daaru Shifaa ee magaalada Muqdisho halkaasoo lagu daweynayo dhaawa soo gaaray

Isagoo kula hadlaayay wariyaasha taliye Cali Gaab wuxuu sheegay in dhaawiciisa uu yahay mid fudud isla markaana uu caafimaadkiisa aad u wanaagsanyahay islamarkaana.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan waxa ka socday howlgalo lagu qaadayo isbaarooyinka sharci darada ee yaalla magaalada, taasoo daba socotay markii madaxweynaha Soomaaliya uu sidaas amray.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Tuesday, December 4th, 12
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Halkan ka Dhagayso:Axkaamta Salaada Jumcaha iyo Sheekh Axmed Caabi Cabdi


Agaasimaha machadka diraasaadka siyaasada soomaaliya mr. Jibriil oo RH siiyay xog muhiimaha oo ku saabsan shirkii Copenhagen.


Maxamed-amiin oo wareysi kooban la yeeshay wasiirka arimaha dibada ee Somaaliya . mud. Bayle


Suaalo kooban oo ay saaxafadu waydiisay Amb. Maxamed C. Afay


Wareysi. Cabdi Xariir Baaruud . Agaasimaha golaha qubajooga Soomaaliyeed.


Wareysi. Amb. Cali Siciid fiqi safiirka Soomaaliya ee EU


Suaalo kooban oo ay saxaafadii goobta joogtay qaar ka mid ahi waydiiyeen Madaxweynaha Soomaaliya


Prof. Abdikadir Osman oo aanu ka wareysanay shirka Copenhagen iyo Xaalada Soomaalida Denmark


Khubadda Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta


Cabdiqaadir M. Gacal oo aanu ka waraysaney Shirka caalamiga ah ee ka dhici doona Kobenhagen iyo halka ay wax marayaan.


Wareysi: Gudoomiyaha dallada SSE. Cabdiraxmaan Yasiin


Xildhibaan Aareeye Madaxweyne Oo Siilaanyo iyo Saleebaan Gaal Talooyin u soo Jeediyey


Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Maanta ka Hadley Barnaamijkiisa Siyaasadeed


Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Dhaleecayn u Jeediyey Gudoomiye Ciro


Madaxweyne Silaanyo Oo Xadhiga ka Jarey Dhisme Cusub Oo loo Dhisay W/Xaananada Xoolaha


Hees: Hadaad ruux is barataan. Saynab Cige


Dhageyso:Madaxweyne Silaanyo Oo Beeniyey in Uu Ka Tanaasulay Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye


Wareysi.Gudoomiyaha ururka dhaqanka Soomaalida Kolding.


Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadley Dab Ka Kacay Studio-ga Radio Hargeysa


Xil. Cismaan Waxar Oo Sheegay in uu Maayirka Caasimada Hargeysa uu ku Fashilmey Xilkii Loo igmaday