
Gabiley(RH)Komishanka Degmada Gabilay oo ayaa Ku dhawaaqay Galabta Najiida Doorashada
Golayaasha Deegaanka
Natiijadan waxay asxaabta siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:-
1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi.
2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi.
3)-UCID waxa uu helay 4 kursi
4)-RAYS, waxa uu helay 2 Kursi.
5)- DALSAN waxa uu helay 2 kursi.
6)-XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi
7)- UMMADDA, Waxa uu helay 1 kursi.
waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley
Kulmiye
1- C/Qaadir Maxamed Faarax
2- Cabdi Ciidle Cali
3- Cibaado Maax Cilmi
4- Shucayb Maxamed Muuse
5- Cali Maxamed Sh,. Saleebaan
6- Max’ed Amiin Cali ALaalle
7- Dr. Axmed Cali Maxamed
UCID
1- Cumar Cali Obsiiye
2- Maxamed-amiin Cumar Cabdi
3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal
4- Mahdi Maxamed Xaashi
WADDANI
1- Xasan Axmed Maxamed
2- Cali Maxamuud ismaaciil
3- Iid Xasan Cabdi
4- C/Casiis Cabdilaahi ismaacii
DALSAN
1- Cali Axmed Yuusuf
2- Mustafe Sayid Abokor
RAYS
1- C/Samad Sh. Aadan Ammiin
2- Axmed Siciid Kibaar
XAQSOOR
1- Nimco Axmed Cabdi
UMMADDA
1- Cabdi Yuusuf Daahir
|