
Hargaysa(RH)aqoon jaamac jiir ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in urur siyaasadeedka xaqsoor oo aan u han weynaa
in uu ka soo baxo saraar , togdheer , iy sanaag , ayaa u kala jabay laba urur ee kala ah kulmiye iyo rays
iyada oo dadka ka soo jeeda balaygudadle aanay u kala hadhin codeyntii maxadweyne silaanyo kursiga wadanka ugu sareeya ku fuulay
iyadoo ay fashilmeen dad ka soo jeeda gobolada kor ku xusan soo saarida urur siyaasadeedka xaqsoor.
Aqoonyahay jiir waxa uu u soo jeedinayaa xukumada iyo komishanka qaranka in ay hubiyaan
laba meelood ee urur siyaasadeedka xaqsoor ka qaylyey ee kala ah xudun iyo selel iyadoo ay jirto in urur siyaasadeedka rays
isna muujiyey cabasho ah in laga shubtay markaa in ay hubiyaan hana qanciyaan meelaha uu tuhunku kaga jiro ha laga qanciyo
ka dibna ha lagu dhawaaqo iyada oo xaq u leh i laga qanciyo si wacan oo madaw ku jirin
madaxweyne siilaanyo oo ku guuldaraystay in uu wasaarada dib u dajinta u magacaabo wasiir khibrad u leh
iyada oo aan wali wasaarada dib udajintu helin wasiirkeedii
wasiirka loo magacaabay wasaarada muxuu ku kordhin doonaa se muxuu ka dhimi doonaa
wasaaradaas oo ah wasaarad mihiin u ah qaran loona baahan yahay in loo magacaabo
wasiir khibrada u leh iyo waay aragnimo uu ku hagi karo wasaaradaas
agaasiamha hayada tayada oo ku guuldaraysatay shaqadii loo magacabay
agaasimuhu miyuu ka moogan yahay badeecadahan iyo dawooyinka dhacay
ee dalka ku soo badanaya taasoo wadanka somaliland ku keeni karta khatar iyo caafimaad daro
iyada suuqyada wadhan yihiin farmasiiyada yalaan alaabo dhacay agaasimuhu miyuu ka moogan yahay mise laaluush ayuu qaataa
agaasimaha xuquuqul iisaanka oo shaqadii qaranku u igmaday kaga mashquulay waxyaabo aan shaqadiisa ahayn
iyada oo ay jiraan howlihii xuquuqal iisaanka ay baylahsan yihiin ayna jirin cid daba gasha
waxyaabaha ay qabanayaan oo aan ahayn waxyaabihii loo diray sobabta dhibaatada keenaysa ay tahay
masuuliyiinta la magacaabayo aan la eegayan waxan aqoon ma u leeyahay mise uma laha
waxaan hadalkayga ku soo gababaynaya masuuliyiinta loo magacaabayo xuquuqal iisaanka ahayn dad aqoon u leh
khibrad iyo waayo aragnimo u lahayn howsha loo magacaabay oo lagu hab qabiil wayna ku fashilmeen howshii qaranta u igmaday
aqoonyahan jaamac jiir
|