BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 415982
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:54
Shuruq04:44
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:29
Isha23:11


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Wednesday, May 22nd, 2013 | 06:21
[Wednesday, December 5th, 12] :: Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa Maanta la Wareegay Qalab ay Soo Direen Qaar ka Mid ah Qurba Jooga reer Somaliland ee Uk

Share |
news image

Hargaysa (RH)Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha S/land Cali Siciid Raygal ayaa Deeq Qalabka Ciyaaraha aha kala Wareegay Qaar ka mid ah Qurbo jooga reer Somaliland ee ku dhaqan Wadan ka Uk Munaasibad Kooban Oo lagu la kala Wareegayey Qalabkan ayaa Lagu Qabtay Xarunta Wasaaradaasi.
Munaasibdani ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Masuuliyiinta Wasaarada iyo Xubno ay u soo Wakii sheen Qurba jooga rer Somaliland ee ku Nool Wadan ka Uk in ay Qalabkan Gaadhsiiyaan Masuuliyiinta Wasaarada Xafladani ayaa waxaa Ugu Horayn Hadalkooban oo Mahad Naq iyo Amaana Iskugu Jira Halkaasi ka soo jeediyey Agaasimaha Wasarada Ciyaaraha Mustafe Maxamuud Qodax Waxaa uu aad ugu mahad celiyey Qurba jooga Reer S/land ee iyagu Soo diray Qalabkan iyo Kuwa soo Gaadhsiyey Qalabkan oo ay soo direen C/casiis Cali yuusuf iyo Jaamac Axmed Olol oo Dagan Wadanka Uk Waxaanu sheegay in ay Qalabkain noqon doonaan Qalab Wax ku oola Waxaanu sheegay in uu Baaahi Badan ka Dabooli doono isla markaana waxaa uu Hoosta ka Xariiqay in ay Gaadhsiin Doonaan Gobolada S/land oo dhan ay Gaadhsiin Doonaan Waxaanu sheegay in uu Wax badan ka An fici doono Qalabkani
Waxaa isna Halkaasi Ka Hadlay Cumar Henery oo ahaa Wakiilkii lagu Soo Hagaajiyey Qalabkani Waxaa uu sheegay in Qalabkini loogu soo Hagaajiyey in uu Gudoon siiyo Wasiirka Wasaarada dhalinyrada iyo ciyaaraha S/land Waxaanu Xusay in ay Ugu Talagaleen Qalabkan Mar kii ay Arkeen in baahi loo qabo Qalabkan Waxaanu Xusay in aanu Noqon Doonin Qalab kani Kii Ugu Horeeyey ee la soo Gaadhsiyo Waaarada Ciyaaraha Waxaanu intaasi Ku daray in aanu Noqon Doonin kii Ugu Danbeeyey
Waxaa isna Gaba Gabadii Halkaasi ka soo Jeediyey Ereyo Mahad Celin ah Waxaanu aad ugu Mahad Celiyey Qurba Jooga Reer S/land ee Soo Diray Qalab kan Waxaa uu Wasiirku Sheegay in Qalabkani Baahi Badan oo dhinaca Dirayska ah Oo jira Wasaarada Uu Qalab kani ka Dabooli Doono Maadaama ay Soo dhawdahay Wakhtigii la Qaban lahaa Ciyaaraha Gobolada S/land Waxaanu shegay in ay Deeqdani ku soo Beegan tahay Wakhti Fiican Waxaanu shegay in ay Cid Kastoo Wax Tarta Wasaarada la Galin Doono Taariikhda Waxaanu Sheegay in ay Soo dhaweynayaa Cid kastoo Wax tarta Madaama oo loo Diyaar Garoobayo Qabashadii Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo la Qaban Doono Dhawaan


By Maxamed Jiciir Aw Axmed
 

Radio Hormuud.dk


Studio 2


Hargaysa /Somaliland
 

 

posted on Wednesday, December 5th, 12

maxamed.jiciir@gmail.com
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.