BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 416405
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 15:57
[Thursday, December 6th, 12] :: Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Bali Gubadle ee Gobolka Howd ayaa Faah faahinka Ka Bixiyey Howlaha Maxkamada Degmada Baligubadle

Share |
news image

Baligubadle(RH)Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Bali Gubadle ee Gobolka Howd Sh. C/laahi Maxamuud Aw Cabdi ayaa Faah faahinka Howl Gudashada Maxkada Degmada Bali Gubadle ayaa Sheegay in Sanadkan Gabaabsiga ah ee 2012 ka ay Maxkamada Soo Galeen Kii Sas Kala Duwan Mudoo Dooyinka U danbeeyey Ku waasi oo Gaadhaya 94 Kiis oo iskugu Jira Ciqaab iyo Madani Waxaanu Sh. C/laahi Sheegay in ay Maxkamada Degmada Baligubwadle ay U Gudato Howla heeda Shaqo Si fiican isla Markaana Waa faqsan Sidii loogu Tala Galay Waxaanu Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Baligubadle Sh. C/laahi Maxamed Aw Cabdi Tilmaamay in Dacwadahaasi Soo Galay Maxkamada Demada ay Dhamays tirtay 90 Kiis oo Ka mid ah Kiisaskii Soo Galay Maxkamada Waxaanu Sheegay in la Dhamaystiri Doono inta Hadhayna oo ah 4 Kiis Oo Kaliya Waxaanu intaasi Ku daray Gudoomiyuhu in kiis kaasi Soo galay Maxkamada ay Ubadan yihiin Kii Saska Ciqaabta Waxaanu sheegay in Maxkamada ay mudooyinka Danbe Ku soo Kordheen Danbiyada Aflagaadada Diinta Ku waasi oo Uu Sheegay in la Horkeenay Maxkamada 35 Kiisas oo Ku Saabsan Aflagaadaynta Diinta Dhinaca Kale Waxaa uu Umahadnaqay Gudiga Wanaag farista iyo Xumaan reebista ee Degmada Bali Gubadle ee Gobolka Howd kaasi Oo Uu Sheegay in ay Si fiican ula Shaqeeyaan Maxkamada Wax ka Qabashada Danbiyada Ku Saabsan Ku xadgudubyada Anshaxa Suuban ee Diinta
Gaba Gabadii Waxaa uu Gudoomiyaha Degmada Bali gubadle ugu Dadweynaha reer Bali Gubadle iyo Guud ahaanba Gobolka Howdba ugu in ay Ku Dadaalaan Sidii looga Fogaan lahaa Wax yaabaha Ka Baxsan Anshaxa Diinta islaamka isla Markaana Waxaa Uu Ku Boriyey In dhinac looga soo Wada Jeesto Cidii la Arko iyadoo Baal maraysa Anshaxa Wanaagsan ee Diinteena Suuban
Radio Hormuud
Bali Gubadle /Ofice
 

posted on Thursday, December 6th, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa