BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
19 visitors online
Total visits: 531030
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:28
Shuruq04:25
Dhuhr13:14
Asr17:45
Maghrib22:01
Isha23:47


Dowladda Soomaaliya oo shaqaale u direysa Sacuudiga


Ilka Xanaf oo oggolaaday xilka laga qaaday


Kismaayo oo tartan orodka loo qabtay dadka naafada


Kenya oo la shirtay mid ka mid beelaha gobalka Gedo


Cali Khaliif Galeyr oo Puntland eedeeyay


Kooxda kubadda cagta Soomaaliya oo markale laga adkaaday


Abaal marin la guddoonsiiyay arday ka qeybgashay tartan qur'aan akhris


Cudur aan la aqoon oo dad kor u dhaafaya 100 qof ku dilay Jubbada Dhexe


Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar labaad isku soo taagaya xilka madaxweynaha sannadkan 2016


Dugsiga Abaarso ee Seyniska iyo Teknoolijiyada


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin Oo ka Hadley Dhalinyaradii Bada ku Nafwaayey

Wargelin: Latest news from Denmark - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, June 26th, 2016 | 08:17
[Thursday, December 6th, 12] :: Dadweynaha Reer Hargaysa ayaa U Dhagtaagaya Najiidada Hordhaca ah ee Caasimada

Share |
news image

Hargaysa(RH)Dadweynaha reer Hargaysa ayaa U dhagtaagaya Ku dhawaaqista Najiidada Hordhaca ah ee Doorashadii Dalka Ka Qabsoontay 28 Bishii aynu Ka Soo Gudubnay ee Degmada Hargaysa ayaa Dadweynaha reer Hargaysi ay Si aada U sugayaan Najiida ka Soo Bixi Doonta Degmada Hargaysa iyo Cida ugu Sarayn Doonta Xaga Kuraasta iyadoo aad ku arkayso aga gaarka Xafiiska Gudiga Doorshooyinka Qaranka Somaliland

Dad aad U tiro Badan Oo ku Sugaya Najiida Hordhaca ah ee Kas oo Bixi Doonta isla markaana Waxaa aad looga Dareemaya Guud ahaanba Caasimada Hargaysa Sida looga Dhul Sugayo


Waxaanay Dadweynahaasi ay Buux dhaafiyeen Wajahada Hore ee Xafiiska Gudiga Doorashooyinka
Iyadoo ay Dadweynuhu Waraysanayaan Qofkastoo Ka soo baxa Xafiiska Gudiga DoorashooyinKa Dadweynahan Oo yimid Subixii Saaka
Waxaana Wararku Sheegayaan in ay Gudigu Shaacin Doonan Najiidada Hordhaca ah  Hargaysa Saacadaha Soo Socda


Waxaanu idiin Soo Gudbin Doonaa Wixii Wara ee Ka soo Kordha

Radio Hormuud

Studio 2

Hargaysa /Somaliland
 

posted on Thursday, December 6th, 12

maxamed.jiciir@gmail.com
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dukaamo Soomaali leedahay oo Pretoria lagu boobay


Prof Axmed Ismaacil Samatar oo ka mid noqday xisbiga Kulmiye


Madaxweynaha DDSI oo laga wareystay dadkii lagu laayey Gaashaamo


Cudurka Kansarka oo ku soo badanaya Soomaaliya


Taarikhda Hillary Clinton


Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaal ka dhacay Halgan


Ganacsi Jalaato oo Nooc Cusub Ah oo ka Jira Boosaaso


Dowladda Soomaaliya oo laga dalbaday in ay gacanta ku soo dhigto kooxihii dilay Sagal Salaad Cismaan


Taarikhda Maxamed Cali Kalaay


Dowladda oo sheegtay in la soo gabagabeeyay weerarkii Hotel Ambassador


Wareysi: 61 Sano Jir sannadkan u fadhiistay imtixaanka dugsiga sare


Warbixin Gaar ah, Maqaamka Muqdisho


Dadka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay go'aanka Madaxweynaha


Afhayeenka Madaxweynaha oo saxaafadda u akhriyay Xeerka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha


Madaxweyne Xasan oo xeer ka soo saaray hannaanka doorashadda Soomaaliya


Mid ka mid ah hooyooyinka dhalay seddax dhallinyaro oo maxkamad uga socota Mareykanka


Lo’ Dibadda laga keenay oo Muqdisho lagu dhaqayo


AMISOM oo laga rarayo garoonka Stadium Mogadishu


Bannaabax lagu dalbanayay xuuqda gobalka Banaadir oo ka dhacay Muqdisho


Wasiirka arrimaha gudaha oo la hadlay odayaasha iyo waxgaradka ku howlan dhismaha maamulka Shabeelaha Dhexe & Hiiraan