BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 545971
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr05:17
Shuruq06:54
Dhuhr13:17
Asr16:38
Maghrib19:37
Isha21:09


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe


Sedddax Soomaali ah oo lagu dhaawacay Zurich


Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Doorashooyinka


Dowladda SaudiArabia oo si kumeel gaar ah u joojisay Xoolaha Somalia laga dhoofiyo.


Caasho Xaaji Cilmi oo Eedeysay Madaxweyne Guuleed

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, March 26th, 2017 | 09:18
[Thursday, December 6th, 12] :: Xukuumadda Soomaaliya Oo Mamnuucday In Laga Ganacsado Qalabka Ciidamadda

Share |
news image

Muqdisho (RH) Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Khamiis ah shaacisay in la mamnuucay guud ahaan in laga ganacsado qalabka ciidamada sida hubka iyo dareeska.

War-saxaafadeed ka soo baxay Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa  waxalooga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Ganacsiga iyo adkaynta Amniga.
 
Ugu horayntii Ra’iisul wasaaraha ayaa ka warbixiyey booqashadii uu shalay ku tagay cirifyada magaalada Muqdisho isagoona u kuur galayey xaalada Amniga iyo sidii loo xoojin lahaa dadaalkii looga sifeeyey Isbaarooyinka goobo badan oo ku yaala Caasimadda.
 
Sidoo kale golaha ayaa ka dooday sidii loo howl galin lahaa Maxjarka Xoolaha ee ku yaala degaanka Al-jaziiro halkaas oo ganacsato Soomaaliyeed ugu diyaarsheen Xoolaha Dalka laga dhoofinayo dhamaan agabyadii ay u baahnaayeen sida Naaxinta, Baarista Caafimaadkooda, iyo Cawskii lagu calfin lahaa mudadda ay safarka sii yihiin. Maxjarkan ayaa ah kan kaliya ee ku yaala Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya waxaana ay bilaamaysaa xoolo dhoofintu 31 bishaan.

Maxaa ugu waa weyn oo Goluhu isku raacay?
 

• Goluhu waxay isku raaceen in la sameeyo gudi ka kooban shan Wasiir oo kala shaqeeya gacanstada dhoofinaysa Xoolaaha sidii ay ugu fududaan lahayd howlahooda shaqo. Waxaana gudigaas ka mid ah Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Ganacsiga iyo Wasiirka Khayraadka Dalka Mudane Cabdirisaq Cumar Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gudiga.
 
• Sidoo kale Golaha ayaa isku raacay in laga bilaabo maanta aan laga ganacsan karin qalabka ciidamadda sida, Hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaasta, Tuutaha, Booshashka iyo dhamaan qalabka ay isticmaalaan Ciidamadu.
 
Ugu danbayntii Golaha ayaa Amaan u soo jeediyey shacabka sida ay ugu heelan yihiin is bar-bar taaga dowladooda iyagoona ku tilmaamay in wada shaqayn dhex marta shacabka iyo dowlada ay tahay tan kaliya oo lagu sugi karo amniga.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia
 
 

posted on Thursday, December 6th, 12
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay


Madaxweynaha Farmaajo oo ka hadlay ra'iisal wasaaraha uu magacaabay


Goojooge ka hadlay qarax maanta ka dhacay Muqdisho


Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston


Prof Cabdi Samatar oo ka hadlay doorashadii Muqdisho


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Oo ka Hadley Saldhiga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Barbera


Madaxweyne Farmaajo oo dadka kala hadlay Radio Muqdisho


Maxaa xigi doona go'aanka maxamadda ICJ


Maxkamadda ICJ oo maanta go’aan ka gaaraysa diidmada Kenya ee dacwadda badda


Raysal wasaaraha oo edeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya


Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera