BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 562284
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:56
Shuruq05:38
Dhuhr13:09
Asr17:09
Maghrib20:37
Isha22:12


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, April 25th, 2018 | 14:29
[Saturday, December 8th, 12] :: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareeyay qarixii Islii

Share |
news image

Muqdisho (RH)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay qaraxii xaley ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi xarunta waddanka Kenya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay cambaareenayaan weerrarkaas oo lagu qaaday goob lagu cibaadeesto oo ah masaajid, isla markaana dadka ku dhaawacmay uu ku jiro xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kaamakunji oo ka tirsan xaafadda Islii Yuusuf Xasan Cabdi.

Qarixii xaley ka dhacay masjidka Al-Hidaaya ee xaafadda Islii waxa ku dhintay shan qof oo labo ka mid ah ay maanta u dhinteen dhaawaca soo gaaray 13-kalena waa ay ku dhaawacmeen kuwaasoo lagu daweynayo isbitaalada ku yaalla magaalada Nairobi.

"Waa wax laga murugoodo qarixii xaley ka dhacay,Islii dhibaatada ugu weyn ee Kenya u gaareyso khasaaraha waxa weeye siddee Soomaaliya ciidamo ugu dirteen u caawineysaan" ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xaafadda Islii waxa maanta ka dhacay howlgalo lagu qabqabtay Soomaali badan oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen qarixii xaley oo bilayska ku tilmaameen in uu ahaa mid gacanta laga tuuro.

Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in ay tacsi u dirayaan dadka iyo dowladda Kenya isla markaana ay la qaysanayaan wixii ka dhacay xaafadda Islii.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay socdaal afar cisho qaadatay uu ku tagay waddanka Turkiga, wuxuuna sheegay in kulamadii ay la qaateen madaxda dowladda Turkiga ay kusoo dhammaadeen guul iyo is-afgarad, isagoo sheegay inay Soomaaliya iyo Turkiga weligood lahaayeen xiriir qoto dheer oo kal iyo laab ah.

Wuxuu shaaca ka qaaday inay dowladda Turkiga la saxiixdeen heshiisyo la xiriira iskaashiga dhinacyada milateriga iyo dhaqaalaha. Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa horraantii bishan u duulay dalka Turkiga kaddib markii uu casumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Abdallah Gul.

Madaxweynaha oo wafdiga la socday ay ka mid ahaayeen wasiiradda arrimaha dibedda, gaashandhiga iyo maaliyadda.

Wafdiga madaxweynaha waxa garoonka ku soo dhaweeyay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, afhayeenka baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, wasiirro, xildhibaanno iyo  xubno kale.

Radio Hormuud

Studio3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, December 8th, 12
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey