BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
19 visitors online
Total visits: 465337
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:06
Shuruq04:55
Dhuhr13:17
Asr17:39
Maghrib21:37
Isha23:18


Xasan Cali Saddexle oo wareysi siiyay Radio Hormuud


Rooda C. Xasan waa xildhibaan ka tirsan gollaha degaanka ee magaalada Turku ee dalka finland, waxaanu la yeenay wareysi dhinacyo badan.


Mawliid Ciise Dable gudoomiyaha JSL ee dalka faransiiska oo wareysi siiyay RH.


Dr.Jaamac Muuse Jaamac oo aanu ka wareysanay dhaqanka iyo afka Soomaaliga


Maxamed yuusuf Bidhiidh oo aanu ka wareysanay ololaha MY SOMALILAD


Wareysi aanu marwo: Faadumo Siciid kula yeelanay Helsinki


Wareysi: Maxamed Haaruun Biixi oo falanqeynaya sababta Somaliland aan wali loo aqoonsan.


Wiil Soomaaliya oo hooyadii ku dillay Kobenhagen . Wareysi


Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Cabudhinta ay Saxaafada ku Hayso


Muj:Xasan Ciise Jaamac Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xayiraada Wargeyska Haatuf


Sheekh ka mid ah Culimada S/land Oo Sheegay in Raga iyo Dumarku Siman yihiin

Wargelin: RAMADAAN KARIIM - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, July 22nd, 2014 | 11:19
[Sunday, December 9th, 12] :: Dawlada Denmark oo doonaysa in ay macalimiintu kordhiyaan saacadaha ay Kalaaska ku jiraan ee ay wax dhigayaan.

Share |
news image

RH: Kobanhagen: Hadda macallimiinta dugsiyada hoose/dhexe ayaa wiiggii celcelis ahaan shaqeeyaa 16 saacadood. Dawladda ayaa hindisaheeda dibuhabaynta ku rabta, in macallimiintu wax dhigaan 18 saacadood - taasoo ay macallimiintu ilaa hadda diiddan yihiin.

Laakiin arrintaasi waa ilaa maanta uun.

DR Nyheder ayaa fursad u helay inuu arko qoraal ay sameeyeen ururka macallimiinta, oo cinwaankiisu yahay 'Ka dhig dugsiga mid ka sii fiican' - oo toos looga soo tixraacay halkudhigga dibuhabaynta dawladda ee ah 'ka dhig dugsiga mid fiican'.

25 saacdood
Halkan waxa cad arrin la yaab leh, oo ah in hindisaha dibuhabayntu loogu daray xiisadaha dugsiga iyo nusasaacayaasha, in macallimiintu shaqeeyaan ilaa 25 saacood wiiggii - taasoo sagaal saacdood ka badan inta ay manta shaqeeyaan.

Waxa intaas dheer waxbarashada ardayda oo maamulha dugsigu goaaminayo, in macallimiintu qabtaan hawlo rugkubeedka ah, ama siiyaan latalin iwm ardayda, taasoo qayb ka ah waxbarashada, sida ku xusan qoraalka.

Waxay rabaan waxbarasho dheeraad ah
- Arrinta ahmiyadda noo leh annagu waxay tahay: iiinnn aanu dib uga fikiri karno yoolka la xidhiidha maalin dugsiyeedka, arrimaha baraktig ah, iyo waqtiga si xeeldheer loo gggeeelayo arrimaha. Teeda kale wax baanu u heli karaa 25ka saacadood, waayo waannu u soo diyaarinay, ayuu DR Nyheder ku yidhi guddoomiyaha ururka macallimiinta, Anders Bondo Christensen.

Laakiin waxbarashadaas dheeraadka ahi maaha bilaash. Waxa ururka macallimiintu soo jeediyay, in macallimiinta oo dhan loo oggollaado, inay sii korodhsan karaan waxbarashada sagaal cisho sannadkii, taasna ay bixiyaan dawladda iyo degmooyinka iyo ururka degmooyinka dalku (KL).

Wasiirka oo dhawaysay
Wasiirka carruurta iyo dhallinyarada, Christine Antorini (S), ayaa soo dhawaysay farriinta ka soo baxday macallimiinta.

- Waa arrin wanaagsan, in ururka macallimiintu sidan togan u soo dhaweeyay ajandahayaga dibuhabaynta, ayay tidhi wasiirku.

Wax faallo ah kama ay bixin dalabka la xidhiidha waxbarashada dheeraadka ah.

Hindisaha oo dhan ayaa ururada lookalka ah ee macallimiinta loo soo bandhigayaa khamiista, waxana la filayaa in arrintu isafgarad ku dhammaato.

 

source.dr.dk

posted on Sunday, December 9th, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Sheekh dirir oo xalay jeediyay muxaadaro ruxday qalbiyada dadka oo ku saabsan , halka uu Qaadku la marayo bulshadeena.


Wariye maraykan ah oo warbxin ka diyaariyay maalgashiga Somaliland


Duco la yaableh. Bal dhageyso


Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal ka Soo yeedhay Dowlada Somalia


Wariye ka tirsan BBC oo booqday dhismaha wadada Balligubadle - Hargeysa


Xoghaya Ururka Solja Oo si Adag Uga Hadley Xukunka Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf


Ku Xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee S/land Oo Xukunka Masuuliyiinta Haatuf ku Sheegay mid Saxa


14 Xildhibaan Oo Xasanadii kala Noqday Maayirka Degmada Gabiley iyo Ku Xigeenkiisa


Barnaamij diiniya oo ku saabsan qiimaha Cilmiga. sheekh . Sancaani


Taliyaha Ciidanka Booliska Oo ka Hadley Nin Jilbaab xidhan Oo lagu qabtey Suuqa Hargeysa


Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanadkan Oo Maanta ka Bilaabmay Somaliland


Ninkaa la reebay ee laa laabtay waa aniga'' Muuse Biixi . Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye SL.


Xogogaal u noqo xaalada caafimaadka Ilkaha ee Somaliland. Wareysi : Dr. Maxamuud Ciro


"Aniga madaxweynahaa musharax ii ah" Wasiirka madaxtooyada Xirsi X Cali


Mubaarik Cabdi Malow Oo Maanta Loo Dhaariyey Xil.Golaha Deegaanka Hargeysa


Gacal oo aanu ka wareysanay Xamar oo uu dib u booqday 25 sanno kadib iyo wixii uu kusoo arkey.


Wareysi: Maxamed Xasan Aden oo degan magaalada Lyon ee dalka Faransiiska


Maxamuud Xaaji oo aanu ka wareysanay safar uu booqday DDS- Jigjiga


Masuul Ka Tirsan Urur-Siyaasadeedkii Xaqsoor Oo Ka Hadley Xaalada Guud Ee Dalku marayo


Sakariye Xasan Waceys oo Radio Hormuud wareysi siiyay