 Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo hore u haa tafatirihii laanta afsoomaliga ee idaacada caanka ah ee BBC, dhawaana u istaagay tartanka madaxweyne nimada Soomaliya , ayaa caawa caawa gabdh cusub ku aroosaya magaalada Nairobi .
Yuusuf Garaad oo fariin qoraal oo uu arintan ku cadaynayo ku soo qoray bogiisa Face Book ayaan dadweynaha la wadaagin magaca jacaylkiisa cusub oo uu sheegay in uu ku faraxsanyahay.
waatan fariinii uu mudane Yuusuf soo qoray.
I am happy man. I am getting married later today (Sunday) in Nairobi. Waxaan ku Faraxsan ahay in aan maanta (Axad) ku guursanayo Nairobi. Haddii Rabb idmo.
si kastaba ha ahaatee waxaanu leenahay Hambalyo Yuusuf iyo Xaaskiisa cusub. |