BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 477717
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:36
Shuruq09:34
Dhuhr13:08
Asr14:26
Maghrib16:40
Isha18:32


Hees: Hadaad ruux is barataan. Saynab Cige


Dhageyso:Madaxweyne Silaanyo Oo Beeniyey in Uu Ka Tanaasulay Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye


Wareysi.Gudoomiyaha ururka dhaqanka Soomaalida Kolding.


Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadley Dab Ka Kacay Studio-ga Radio Hargeysa


Xil. Cismaan Waxar Oo Sheegay in uu Maayirka Caasimada Hargeysa uu ku Fashilmey Xilkii Loo igmaday


Xildhibaan Dogox Oo Dhaliil kulul u jeediyey Maayirka Caasimada Hargeysa


Fuaad oo aanu ka wareysanay Shirka ka dhici doona Kobenhagen bisha dambe.


Ruwaayadii dabjacayl kariwaa . Majaajilo xiiso leh


Faaiidada iidal Odxada iyo Sheekh Axmed Caabi Cabdi


Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Hortagey Golaha Wakiilada


Af-Hayeenka Madaxtooyada Oo Beeniyey in Madaxweynuhu Soo Wado isku shaandhayn

Wargelin: RADIO HORMUUD KALA SOCO WARAR CUSUB MAALIN KASTA - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 18th, 2014 | 17:19
[Monday, December 10th, 12] :: Denmark: 7 jirku waa inay yeeshaan kaadh baan

Share |
news image

Denmark: Sanduuqa yar ee carruurtu ku urursadaan lacagta iyo buugga baanka waa in lagu beddelo kaadh baanka lagala baxo lacagta, si carruurtu aanay u gelin safka baanka, markay u baahdaan lacag xaqaljeeb ah.

Baananka Denmark  ayaa ka fikiraya, inay kaadhadhka lagu la baxo lacagta siiyaan carruurta toddoba jirka ah, ayuu qoray wargayska Søndagsavisen.

Baananka qaarkood ayaa qofka siiya baanka lagula baxo lacagta, marku gaadho 12 jir.

- Hadday baananku sidaas rabaan, markaas waannu la eegaynaa soohdinta da'da, ayuu wargayska ku yidhi sharciyaqaanka lataliyaha u ah hawlwadeennada adeegatada, Søren Iversen.

- Laakiin waxa arrintu gebi ahaan ku xidhan tahay, in aannu hubinno, in carruurta iyo waalidku dereemaan kalsooni iyo nabadgelyo, ayuu intaas raaciyay.

Norway ayaa isticmaasha
Baanka noowijiyanka ee SpareBank 1 ayaa sannad ka hor siiyay carruurta kaadhka lagula baxo lacagta, kaasoo ay waalidku uga dalbadaan baanka netka. Kaadhka ayaa carruurtu ku isticmaali karaan wiiggii 400 koron, lacag dheeraad ahna aanay ka saari karin.

Xeerarka kaadhka ayay iska kaashadeen hawlwadeennada adeegatada Norway iyo hayadda Barnevakten, oo ah hayadda carruurta noorwijiyanka.

Baananka deenishka ayaa u bogay fikradda, sida ka muuqata jawaabaha suaalo uu wargaysku waydiiyay 10ka baan ee ugu waawayn dalka.

- Ma qabno in carruurtu la wareegaan magaalada lacag kaash ah. Waxay halis ugu jiraan, inay kalunto, waana lagu soo eegan karaa kaashka.

- Waxa u nabadgelyo roon, inay lacagta ku haystaan kaadh leh baaq qarsoodi ah, ayay wargayska ku tidhi agaasime laameed ka tirsan baanka Sydbank, Malene Morsing.

Baanaku waa u diyaar
Baadhitaanka ayaa muujiyay saddex baan oo u diyaar ah tallaabadan, halkan shan kalena weli ka fikirayaan.

- Laakiin waa inuu noqdo kaadh qofku kula baxi karo keli ah waxa ugu jira, oo aanu lacag kale kula bixi karin, teeda kale waa inay waalidku geli karaan oo goaamiyaan xuduudda isticmaalka, ayay tidhi masuulka hormood ah ee kaadhadhka Jyske Bank, Lise Henriksen.

Borofisar ka tirsan kulliyadda ganacsiga, CBS, oo khabiir ku ah carruurta, miidhiyaha iyo adeegashada, Birgitte Tufte, ayaan qabin, inay habboon tahay in kaashka loo isticmaalo ujeeddo barbaarineed, oo carruurtu lacagta u dareemaan sidaas.

- Baananka ayaa tallaabadan u baahan ee carruurtu u ma baahna, ayay ku tidhi wargayska.
 

 

source.dr.dk

posted on Monday, December 10th, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Hadallada Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha cusub Cumar Cabdirashiid Cali


Suldaan Xiirey Oo Xisbiga Kulmiye Ka Codsaday In Ay Ka Hadlaan Musharaxooda


Maxamed Y. Bidhiidh oo aanu ka wareysaney sababta ay dawlada Sweden u dhacday


Maxamed Haaruun Biixi oo aanu la yeelaney waraysi u badan siyaasada Somaliland.


Shir jaraa'id oo raysal wasaraha uu Muqdisho ku qabtay


Halkan ka Dhagayso:Axkaamta Salaada Jumcaha iyo Sheekh Axmed Caabi Cabdi


Agaasimaha machadka diraasaadka siyaasada soomaaliya mr. Jibriil oo RH siiyay xog muhiimaha oo ku saabsan shirkii Copenhagen.


Maxamed-amiin oo wareysi kooban la yeeshay wasiirka arimaha dibada ee Somaaliya . mud. Bayle


Suaalo kooban oo ay saaxafadu waydiisay Amb. Maxamed C. Afay


Wareysi. Cabdi Xariir Baaruud . Agaasimaha golaha qubajooga Soomaaliyeed.


Wareysi. Amb. Cali Siciid fiqi safiirka Soomaaliya ee EU


Suaalo kooban oo ay saxaafadii goobta joogtay qaar ka mid ahi waydiiyeen Madaxweynaha Soomaaliya


Prof. Abdikadir Osman oo aanu ka wareysanay shirka Copenhagen iyo Xaalada Soomaalida Denmark


Khubadda Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta


Cabdiqaadir M. Gacal oo aanu ka waraysaney Shirka caalamiga ah ee ka dhici doona Kobenhagen iyo halka ay wax marayaan.


Wareysi: Gudoomiyaha dallada SSE. Cabdiraxmaan Yasiin


Xildhibaan Aareeye Madaxweyne Oo Siilaanyo iyo Saleebaan Gaal Talooyin u soo Jeediyey


Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Maanta ka Hadley Barnaamijkiisa Siyaasadeed


Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Dhaleecayn u Jeediyey Gudoomiye Ciro


Madaxweyne Silaanyo Oo Xadhiga ka Jarey Dhisme Cusub Oo loo Dhisay W/Xaananada Xoolaha