 Hargaysa (RH)Gudoomiyaha Wax Barashada Gobolka Buuhoodle C/risaaq Saleebaan Colaad (Joon) ayaa Ka Warbixiyey Xaalada Guud ee Deegaan kaasi Heerka Wax Waxbarasho ee Deegaanka Buuhoodle isagoo Jooga magaalada Hargaysa
Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Buuhoodle Waxaa uu Tilmaamay in Wax Barashada Gobolkaasi ay marayso Meel lagu faani Karo Waxaanu Sheegay
in Buuhoodle in laga Hirgaliyey School kala Duwan Gobolka Buuhoodle Ku waasi oo iskugu Jira kuwo Hoose _DHexe iyo Sare ba Waxaa uu Sheegay in ay aad u Fiican tahay Wax barashada Gobolka Buuhoodle Waxanu intaasi Ku daray in Schoolada Ku yaala Gobolka Buuhoodle ay Bixiyaan Wax barasho tayo leh isla markaana Ardayda Wax ka Barataana ay yihiin arday tiro Badan Waxaanu Sheegay
Gudoomiyuhu in ay Deegaankaasi Buuhoodle ay Ka jiraan Wax barashada Gaar ka loo leeyay Si Wacana ay uga Faa iidaystaan Dadka Deegaankaasi Schoolada Gaar ka loo_leeyahay ay Dhan yihiin ilaa -11 School isla Markaana Waxaa uu Hoosta Ka Xariiqay in ay Jiran Qorsha yaal lagu Hagaajinayo Xaalada Wax barasho ee Gobolkaasi Buuhoodle Kaasi oo Sheegay in ay arintaasi Ka Danbaysay Nabad Galyadii ka Hana Qaaday Deegaankaasi ku waasi oo Uu Sheegay in la wado schoolo lagu Sameyey Dib u dhis Qaar kalana ay Wadaan Sidii loo Hir Galin lahaa Schoolada Deegaankaasi Sidii loo Dayac Tiri lahaa Qorshayaashoodana Wixii Hadhay Gacan ta lagu Hayo Waxaa kale oo Uu Sheegay in ay Wadaan sidii Deegaankaasi looga Hirgalinlahaa in laga Sameeyo School kii Dadka
DHagoolayaasha ah Waxaa kale oo uu sheegay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Buuhoodle in Goobaha Waxbarasho ee Tuulooyinka Gobolkaasi Buuhoodle laga Bilaabi Doono Barnaamij Quudin Ah Oo Cuntada Nafaqada ah lagu Siinayo Dadka Danyarta ah ee Ku Nool Deegaanadaasi Waxaa Kale Oo Uu sheegay C/risaaq Saleebaan Colaad (Joon) in Guud ahaanba la Tayeyn Doono Waxbarashada Gobolka Buuhoodle
By maxamed Jiciir
Radio Hormuud
Studio 2
Hargaysa Somaliland
|