BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
7 visitors online
Total visits: 416509
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:49
Shuruq04:40
Dhuhr13:08
Asr17:33
Maghrib21:34
Isha23:17


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Saturday, May 25th, 2013 | 03:04
[Monday, December 10th, 12] :: "Cidna Ka Ogolaan Mayno Inay Dalka Qas iyo Qalaalaase Geliso

Share |
news image

Hargaysa (RH)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad Balaadhan Oo lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka Oo lagu Qabtay Maanta Magaalada Hargaysa Gaar ahaana Hotel Maansoor Madaxweynaha Somaliland Oo madashaasi ka Hadlay ayaa sheegay in ay Maalintani ay Ku Xardhan tahay Dastuurka Somaliland Waxanu Sheegay in ay Tahay in la ilaaliyo Xaqa Muwaadiniinta Waxaanu Sheegay in ka Madaxweyne ahaan ay ka Go antahay in Uu ilaaliyo Xaqa Muwaadiniinta Waxaanu Kula Daarmay shacabka Somaliland iyo Gudida Doorashooyinka qaranka, Hay’adaha xuquuqul insaanka Qarankanka inay ilaaliyaan xuquuqda muwaadiniinta Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlayey doorashadii Golaha deegaanada ee dhowaan dalka ka qabsoontay ayaa waxa uu sheegay inay u dhacday si nabadgelyo ah laakiin waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in natiijadii ka soo baxday uu dhaawac soo gaadhay, waxuuna ku adkeeyey gudida doorashooyinka Qaranka in shacabka Somaliland iyaga ka sugayo natiijo saafi ah oo dhamaan lagu wada qanco Waxaanu Yidhi:Doorashadii Dowlada Hoose “ee Dalka Ka Dhacday Waxay inoogu Dhacday Si nabad Galyo ah”Balse Nasiib Daro”Najiidadii ka Soo Baxday Waxay keentay Buuq Sababay “Dhimasho Iyo DHaawac “Oo Soo Gaadhay Dad Shiciba “Komishankan Waxaan leehayahay”Qaranku idinkuu idin Sugayaa “Masuulyada Doorashadu idinkay idin Saaran tahay” Waxaana la idin Ka Sugayaa “Go aan Umadu Ku Qanacdo “Waxaan aad iyo aad uga Xumahay Dadkii Ku dhintay rabshadahaasi”ayaa Uu yidhi Madaxweynaha S/land

/Madaxweynuhu isagoo Hadalkiisa Sii wata ayaa
Waxa Uu Dadweyna reer Somaliland U soo jeediyey in ay Sugaan najiidada Doorashadii Dalka Ka Qabsoontay isla Markaana waxaa Uu Kula Dar Daarmay in la ilaaliyo Nabada dhinacna looga Soo Wada jeesto Danta Qaranka”Cidna Ka Ogolaan Mayno “in ay Wadanka Qas iyo Qalalaase Galiso”ayaa Uu yidhi Madaxweynaha Somaliland
Dhinaca kale madaxweynaha JSL waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay shaqaaqadii ka dhacday Magaalada Hargaysa ee Ka Danbaysay Markii lagu Dhawaaqay Najiidadii Hordhaca ahayd ee ee Magalada Hargaysa
Waxaa iyana Xafladaasi Ka Hadlay Masuuliyiin kala Duwan Oo ay Ka mid ahaayeen:
Gudoomiyaha Kummishinka Xuquuqul insaanka Qaranka
iyo wasiirka Wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka iyo Masuuliyiinta iyo Kale
Waxayna Guud ahaantood ku Dheeraadeen Xuska Maalinta Xuquuqal iisaanka

 

By Maxamed Jiciir Aw Axmed


Radio Hormuud.dk
Studio 2

Hargaysa /Somaliland
 

posted on Monday, December 10th, 12

maxamed.jiciir@gmail.com
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa