BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 416338
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 06:06
[Tuesday, December 11th, 12] :: Madaxweynaha Somsliland Axmed Maxamed Msaxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta Ka Qayb Galay Xaflad lagu Furayey Mashruuc la Magac baxay Horumarinta Cilmiga

Share |
news image

Hargaysa(RH)Madaxweyanaha Somaliland ayaa Maanta ka Qayb Galay Munaasibad lagu Qabtay Hotel Maan soor ee Magaalada Hargaysa Xafladan Oo Qayb Ka ah Qorshaha Uu Taageerayo Midowga Yurub Kaasi oo la Magac baxay Horu Marinta Cilmiga Oo ay iska Kaashanayaan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland iyo Hay’ ada Save the children Taasi Oo ay ku Weheliyaan Haydo Kale Oo Ka Howl Gala Somaliland
Qoraal laga soo Saray Xafiiska Save the children oo Madashaasi laga Akhriyey ayaa lagu Sheegay in Qorshaha Mashruuca la Magac baxay Horumarinta Cilmigu uu yahay Mid lagu Tiigsanayo in la helo Nidaam Waxbarasho Oo Waara isla Markaana Noqda Mid Midha Dhala Kaasi Oo ku fidaya Caruurta Dhigata Dugsiyada Hoose Dhexe ilaa Sare Waxaana la Sheegay in Mashruucu la Shaqayn Doono Wasaarada Wax barashada Somaliland iyado inta Uu Mashruucu Soconayo la Fulinayo adeegyo Kala Duwan Oo ay Qayb ka tahay adeegyada Wax barasho Oo Wax Ku Oola Oo Ka Jawaab Celinaya Baahida Caruurta Somaliland Qoraalo Kooban Oo Munaasibadaasi la Keenay Oo ay Soo Saareen Midowga Yurub isla Markaana la Hordhigay Ka Soo Qayb Galayaashii Munaasibadaasi ka Soo Xaadiray ayaa Sidoo Kale Waxaa lagu Qeexay :in Qorshaha la magac Baxay Horumarinta Cilmigu uu yahay Mashruuc lagu taageerayo isla Markaana Kor loogu Qaadayo in uu Noqdo Hanaan Midaysan Oo Kor U qaadaya Horu Marinta Waxbarashada Waxaana Qoraalkaasi Uu Soo Saray Midowga Yurub lagu Cadeeyey in ay Ku bixinayaan Dhaqaale Badan .
Waxaana Xafladaasi Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo:Sam Sam Cabdi aadan ayaa Sheegay in Midowga Yurub Uu Had iyo jeer Wasaarada Waxbarashada Somaliland Taakuleeyo isla Markaana la Dhinac Taagan yahay Taageero Dhaqaale Oo Haqab la aana Marwalbana Uu midowga yurub Siiyo Wasaarada Aduun Dhaqaale Oo kala Duwan Oo ay Ka mid yihiin Dhaqaalaynta Shaqaalaha Farsamada iyo Qorshaynta Waxayna aad ugu Mahad Celisay Midowga Yurub
Madaxweynaha Somaliland Mudane:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany) Oo isna Kulan Kaasi Saaka Hadalo Ka Soo jeediyey ayaa Sheegay In Somaliland ay Shacab iyo Dowlada ba ay Umahad Celinayso Midowga Yurub Kaasi Oo Uu Sheegay in ay Gacan ka Gaysanaystaan Dhinacyada Wax Barashada Somaliland Kaasi Oo Uu Ku Tilmaamay in ay Wax barashadu Tahay furaha Horumarka Dalka isla Markaana Uu yahay Waxa Dal Waliba Ku faano Bulsho Walibana Tiigsanayso
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilanyo) Waxaa Uu Sheegay in Mudadii ay Xukuumadiisu Xilka Haysay ay awooda Saartay Marwalbana ay Mihiimada Koowaad Saarayso Waxbarashada Xukuumadiisu ay Kordhisay Miisaaniyad Sanadeedkii Waxbarashada lana Sii Wadi Doono Wixii Dhimana Halkaasi laga Sii Kordhin Doono iyadoo Mihiimada la Saarayo Hagaajinta Mustaqbalka Da’yarta Reer Somaliland Ka Xukuumad ahaana Marwalba ay Ka Go antahay Sidii Da’yarta Horu markeeda Halkaasi looga Sii Kordhin lahaa


By Maxamed Jiciir Aw Axmed
Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargaysa Somaliland
 

posted on Tuesday, December 11th, 12

maxamed.jiciir@gmail.com
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.