BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
23 visitors online
Total visits: 487423
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:26
Shuruq08:06
Dhuhr13:24
Asr16:00
Maghrib18:40
Isha20:14


Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo Oo Ka Hadley Xaalada Guud ee Dalka:Wareysi


Madaxweyne Silaanyo oo ka hadlay arinka Suldaan Wabar iyo xubno ka tirsan xisbiga kulmiye oo ku dhawaaqay in ay sharaxanyihiin dabadii


Maayirka Oodweyne Oo ka Warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay mudadii Uu Xilka Hayey:Wareysi


Dallada Sonyo Oo Gudoomiye U Doortay Cabdicasiis Xirsi Warsame


Hadallada Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha cusub Cumar Cabdirashiid Cali


Suldaan Xiirey Oo Xisbiga Kulmiye Ka Codsaday In Ay Ka Hadlaan Musharaxooda


Maxamed Y. Bidhiidh oo aanu ka wareysaney sababta ay dawlada Sweden u dhacday


Maxamed Haaruun Biixi oo aanu la yeelaney waraysi u badan siyaasada Somaliland.


Shir jaraa'id oo raysal wasaraha uu Muqdisho ku qabtay


Halkan ka Dhagayso:Axkaamta Salaada Jumcaha iyo Sheekh Axmed Caabi Cabdi


Agaasimaha machadka diraasaadka siyaasada soomaaliya mr. Jibriil oo RH siiyay xog muhiimaha oo ku saabsan shirkii Copenhagen.

Wargelin: Radio Hormuud frekvens 91,3 Kolding - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, February 26th, 2015 | 23:54
[Wednesday, December 12th, 12] :: Wasaarada Ciyaaraha S/land ayaa Sheegtay in ay Dib U Dhigay waqtigii laqaban lahaa ciyaarihii Gobolada ee sanadkan 2012-ka

Share |
news image

Hargaysa (RH)Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa Sheegay in Dib loo Dhigay Ciyarihii Gobolada Somaliland ee Sanadkan 2012 Wasiirka Oo maanta Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa Ku Qabtay Shir jaraa id ayaa Waxaa uu Sheegay in Duruufo Badan oo Jira aw Good Dib loogu Dhigay Qabashadii Ciyaaraha Waxaanu Wasiirku Waxaa uu Sheegay in ay Soo Baxeen arima Badan Oo Mudan in Dib loo Dhigo Xiligi loogu Tala Galay in la Qabto Ciyaaraha Gobolada Oo Wakhtigii Hore U Qorshaysnayd in la Qabto 15 ka Bishan aynu Ku Gudo Jirno isla Markaana Waxaaa Uu Wasiirku Sheegay in Dib loo Dhigay Qabashadii Ciyaraha Gobolada Somaliland 15 Bisha January Sanadka 2013ka


Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Siciid Cali Raygal ayaa ka hadlay sababta dib loogu dhigay Ciyaaraha Gobolada waxaanu yidhi:

waxaa isku soo beegmay laba arin oo labaduba ah Hawlo Qaran oo ah tii doorashada Golaha Deegaanka iyo tii ciyaaraha markaa dad badan oo ciyaaraha ku hawl gali lahaa oo xataa dad ciyaar toy ahi ku jiraan oo ay ku jiraan dad garsoore yaal ah ayaa waxay ku mashquuleen oo ay ka shaqaynayeen arimihii doorashooyinka
dabadeedna dadkii way u saamixi wayday waxaana laga yaaba in ilaa imika uu goobihii degmooyinka Gobolada hawsha uu ka qabanayey uu jooga oo hawshii soo gabo gabaynayo hadana in Ciyaarta 15-ka bishan dhacaysa ka soo qaybgalo way yara adkaatay sidaa aawadeed waxay noqotay in dib loo dhigo.
waxa kale oo ka mida dalka waxa wax ka dhigta in ka badan 200 oo kun oo arday ah, dadkaas oo ku jiray dugsida Sare,H/Dhexe iyo jaamacadahaba waxay noosoo qorteen codsiyo oo ay leeyihiin waxaanu u baahan nahay waqti imtixaanaadka la galo oo aan filayo inay ku began tahay bisha jenuary in dib lanoogu dhigo iyagoo ah dad dhalin yaro ah oo ku ab tirade wasaarada Ciyaaraha ayaa ay naga cod sadeen dadkaasi oo ay noo keeneen waraaqo boqolaal gaadhaya inaanu la sugno waqtiga fasaxoodo ku aadan yahay
taasina waxay noqotay arin tix galinteeda leh oo aanu tix galino maadaamoo ay yihiin dadkii dhalin yarada ahaa ee danaynayey ciyaaraha inay ka qayb galaan ama daawadaan oo ay waliba ka mid yihiin dadka juwanada goosan doona ee lacanta bixin doona, arintaasina waxay noqotay mid mihiima inaanu tixgalino ardaydaa soo qortay codsiga inay ciyaara ka qayb galaan


wasiirku sidoo kale wuxuu ka hadlay waqtiga la qabandoono ciyaahii Gobolada ee sanadkan la qaban lahaa waxaanu yidhi“laga bilaabo maanta dibaa loo dhigay ciyaarihii waxaana la qaban doonaa 15-ka bisha 1aad ee 2013-ka cidkasta oo u diyaar garowdayna waxaanu ka raali galin doonaa Gobolada dhamaantood wada diyaarka ahaa ee doonayey inay bari soo baxaan
waanu ka raali galindoonaa dhamaantoodna dalka gudihiisa iyo dibadiisaba dadka jooga ee doonaya inay ka soo qayb galaan waxaanu ku war galinaynaa in bisha January ay qabsoomi doonaan ciyaarihii sadan laha ahaa aanay dhaafi doonin dibna uga dhici doonin.


Sidoo Wasiirka Wasaara Ciyaaraha Siciid Cali Raygal wuxuu ka hadlay diyaar garowga xaga Wasaarada waxaana hadalkiisii ka mid ahaa“ciyaaraha Wasaarad ahaan waanu u diyaar garawnay Gudigii hawshaa ka shaqaynayey muda hore ayaanu magacawnay garoonkiina waa laga shaqeeyoo quruxdiisa waad aragteen intiina tagtay ilaa qalabkii sida tooska ah loogu daawan lahaa baa lagu rakibay kharashkiibaa loo diyaariyey, sanadkii hore 8 Gobol baa loo qabtay sanadkan waxaanu u qabanaynaa 13-ka Gobol ee somamaliland taasaad ku garan kartaan in aanay wasaarad ahaan waxba naga qabyo ahayn
Ayaa Uu yidhi Wasiirka Ciyaaruhu


Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargaysa Somaliland
 

posted on Wednesday, December 12th, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan caafimaadka Kolding 21-22.Feb.2015


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo Xukuumada ka Difaacay Eedo loo jeediyey


Boqor Raabi Oo Si Adag Uga Hadley Dhulka Danta guud ee Hargeysa


Dhacdadii argagixo ee ka dhacday CPH . 14 -15.02.2015


Madaxweynaha oo soo dhaweeyay madaxda maamul gobaleedyada


Raysal wasaaraha oo ammaanay madaxda maamul gobaleedyada


Dhageyso: Cabdiweli Gaas khudbadii uu Muqdisho ka jeediyay


Dhageyso: Axmed Madoobe oo ka hadlay xaflad ka dhacday Muqdisho


Khudbadii Shariif Xasan uu xaley ka jeediyay Muqdisho


Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in la ansixiyo golaha wasiiradda cusub


Maxaa ka soo bixi kara kulammada madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamulada ee Muqdisho


Ururka Iskaashiga Islaamka oo Soomaaliya ka caawinaya dib u furista safaarado xirnaa


Safiirka Talyaaniga U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Oo lagu Soo Dhaweeyay Hargeysa


Guuddoomiyaha Gobalka Banaadir oo baalihii ugu horeeyay ka suray waddada Warshadaha


Agaasimaha Guud Ee Shabakada Qarninews Oo ka Warmay Koox Maafiyo ah Wax Yeelo Soo Gaadhsiisay


Radio Hormuud oo wareysi la yeelatay diplomaasi Xuseen Xaaji Axmed


Madaxweynaha Soomaaliya iyo shirkii IGAD


Siyaasiga Cali Gurey Oo Maanta ka Hadley Shirkii IGAD


wasiiraka arimaha dibad ee Itoobiya


Dhageyso: Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti oo Muqdisho gaaray