BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
4 visitors online
Total visits: 415743
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:56
Shuruq04:46
Dhuhr13:08
Asr17:30
Maghrib21:27
Isha23:09


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta


Boqor Buur Madow Oo Xukuumada S/land Ku eedeeyey in ay si beelaysan u maamushay goobaha laga baadhayo Shidaalka

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Tuesday, May 21st, 2013 | 00:14
[Wednesday, December 12th, 12] :: Mashruuc lagu caawinayo biyaha Geedeeble

Share |
news image

Hargaysa(RH)Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland iyo Hay ada UNDP ayaa Furay Mashruuc lagu Khafiifinayo Daadadka Xiliyada roobka ee Kaydka Biyaha ee Deegaanka Geed deeble Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Ibrahin Siyaad ayaa Ugu Horayn Ka Warbixiyey Mashruucani iyo Qaybaha Uu Ka Kooban yahay Ugu Horayn ibraahin Siyaad Waxaa Uu Sheegay in Uu aad ugu Faraxsan yahay Mashruucani Maanta la Furayo isagoo Hoosta Ka Xariiqay in Baahi Badan loo Qabay in Wax laga Qabto lana Sameeyo Wax lagu Khafiifinayo Biyaha Xilaiyada Roobabka

 

Waxaanu aad Ugu Mahad Celiyey Hay’ada Undp Oo Uu Sheegay in ay Gacan Weyn Ka Siisay Mashruucani Maareeyaha Wakalada Biyahu Waxaa Uu Ku Dheeraaday Biya Yaraanta Ka jirta Caasimada Somaliland ee Hargaysa isla Markaana waxaa uu Tilmaamay in Wakhtiyada Roobka ay Timaado in roobku Soo Saaro Dhuumaha Magaalada Keena Biyaha Ku waasi Oo ay Ku Timaado in ay Jabaan isla Markaasna ay Magaaladu ay Ku Dhacdo Biyo la aani Kaasi Oo Sheegay in ay Arintaasi Dhacday Mudaba laba Jeer
Waxaa isna Halkaasi Ka Hadley : Steven Oo ah Masuul ka Socday Hay’ada UNDP Xafiiska Magalada Hargaysa ayaa Ka Waramay Mashruucani Waxaanu Sheegay in Mashruucani yahay Mashruuca Kowaad ee lagu Khafiifinayo Biyaha Xiliga Roobka Kaasi Oo inta Badan Dhibaato Weyn U gaysta Kaydka Biyaha ee Deegaanka Geed deebleh Waxaa Uu tilmaamay in uu Mashruucani faa iido Weyn U yeelandoona
Waxaa isna Halkaasi Ka hadlay:Agaasimaha Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland Oo isna Halkaasi Ka Hadlay ayaa U mahadceliyey Hay ada UNDP Oo iyadu Mashruucani Hirgalinaysa Waxaanu Sheegay in Uu Mashruucani Uu noqon Doono Mid Faa iido Badan yeelan Doono

Radio Hormuud.dk

Studio 2

Hargaysa Somaliland
 

posted on Wednesday, December 12th, 12

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb