BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
15 visitors online
Total visits: 416257
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, May 23rd, 2013 | 18:48
[Tuesday, January 1st, 13] :: Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Deegaanka Saylac Oo Doortey Maayir iyo Maayir Ku Xigeen

Share |
news image

Saylac(RH)Xildhibaanada Cusub ee Degmada Saylac ayaa Kulan ay Maanta Yeesheen Waxay Ku Doorteen Maayir iyo Maayir Ku Xigeen Cusub ee Degmadaasi yeelan doonto
Kulanka ay Saaka yeesheen Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Saylac ayaa Waxaa Goog Joog ka Ahaa Badhasaabka Gobolka Salal Nuur Cismaan Guuleed iyo Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland C/Risaaq Cali Cismaan Oo Mudooyinkii U Danbeeyey Ku Sugnaa Gobolka Salal

Kulanka ay Xildhibaanadu Ku Doorteen Maayirka iyo Maayir Ku Xigeenka ayaa Waxaa Ka Soo Xaadirey 10 Xildhibaan Oo Ka Mid aha 17 Xildhibaaan ee Golahaasi Ka Kooban yahay 10 kan Xildhibaan ayaa Waxaa Dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Degmada lughaya
Dhaartaasi Ka Dib Waxay Xildhibaanadu Waxay Cod Gacan taaga Ku Doorteen in Uu Noqdo Maayirka Degmada Saylac Xuseen Ciidle Barkhadle Halka Maayir Ku Xigeenka loo Doortay Sacad Daahir Cige

Intaasi Ka Dib Gudoomiyaha Gobolka Salal Nuur Cismaan Guuleed Oo Halkaasi Hadal Kooban Ka Jeediyey ayaa Waxaa Uu Xildhibaanda Cusub ee Golaha Deegaanka Saylac Uu Kula Dar Daarmay in ay Ka Shaqeeyaan Wada Jir iyo iskaashi isla Markaaana ay Ka Howl Galaan Sidii ay Ugu Shaqayn lahaayeen Baahiyaha Aas aasiga ah Sida Biyaha Caafimaadka ee Deegaanka Ka Jira

Mudooyinka Uu Danbeyey ayaa Waxaa Khilaaf Ba ani Ka  Taagnaa Doorashada Maayirka iyo Maayirku Xigeenka Degmadaasi Kaasi Fadhigan ay Saaka yeesheen Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Saylac ayaa Waxaa Kulankaasi Aanka Soo Xaadirin 7 Xildhibaan

 

 

posted on Tuesday, January 1st, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.