BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 465892
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:18
Shuruq05:06
Dhuhr13:17
Asr17:36
Maghrib21:27
Isha23:07


Masuul Ka Tirsan Urur-Siyaasadeedkii Xaqsoor Oo Ka Hadley Xaalada Guud Ee Dalku marayo


Sakariye Xasan Waceys oo Radio Hormuud wareysi siiyay


Xasan Cali Saddexle oo wareysi siiyay Radio Hormuud


Rooda C. Xasan waa xildhibaan ka tirsan gollaha degaanka ee magaalada Turku ee dalka finland, waxaanu la yeenay wareysi dhinacyo badan.


Mawliid Ciise Dable gudoomiyaha JSL ee dalka faransiiska oo wareysi siiyay RH.


Dr.Jaamac Muuse Jaamac oo aanu ka wareysanay dhaqanka iyo afka Soomaaliga


Maxamed yuusuf Bidhiidh oo aanu ka wareysanay ololaha MY SOMALILAD


Wareysi aanu marwo: Faadumo Siciid kula yeelanay Helsinki


Wareysi: Maxamed Haaruun Biixi oo falanqeynaya sababta Somaliland aan wali loo aqoonsan.


Wiil Soomaaliya oo hooyadii ku dillay Kobenhagen . Wareysi


Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Cabudhinta ay Saxaafada ku Hayso

Wargelin: CIID MUBAARAK MEELKASTA OO AAD DUNIDA KA JOOGTAAN. - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, July 28th, 2014 | 22:28
[Wednesday, January 2nd, 13] :: Qaadashada daroogada waxbarashada

Share |
news image

Kobenhagen:Waxba kuma jabna qaadashada dawooyinka ka caawiya ardayda Denmark soo bandhigista imtixaannada, sidaas waxa qaba tiro ka badan rubuc dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 18 iyo 30 jir, sidu muujiyay baadhitaan ay Gallup u samaysay DR Fyn.

796 qof ayaa ka jawaabay suaalo la waydiiyay, kuwaasoo qabay, in aanay waxba ku jabnayn qaadashada dawooyinka ka caawiya ardayda soo bandhigista imtixaannada. Arrintuna waa caddaan, marka qofka da'diisu sii yar tahayba waxba uma arko qaadashada dawooyinkaas.

Guud ahaan sida baadhitaanku muujiyay, 10kiiba siddeed ayaan soo dhawayn qaadashada dawooyinkaas. Laakiin kooxaha da'doodu yar tahay ayaa tiro rubuc ka badani soo dhaweeyeen qaadashada dawooyiaas.

Maaha daroogo
Filosoofadda Nana Kongsholm ayaa qoraalkii ay ku qalinjebisay ku ogaatay fikradda togan ee dhallinyaradu ka haystaan dawooyinka diiriya maskaxda.

- Dhallinyarada aan ilaa hadda la hadlay, ayaan u arkin daroogo. Haddii si kale loo dhigo waxay yidhaahdaan, waxay daroogo noqonaysaa, marka maalin kasta la isticmaalo, laakiin waxba kuma jabna marka loo qaato arrin fiican oo lamahuraan ah, ayay ku tidhi DR Nyhder.

Tusaale ahaan dawooyinka ay u isticmaalaan diirinta maskaxda, si ay si fiican ugu soo bandhigaan imtixaannada, waxa ka mid ah dawada qalqaallinimada (ADHD), Ritalin. Waa dawo dadka qalqaalliga ah ee wax la socoshadu ku yar tahay miisaanta dhugtooda. Laakiin hadda si ballaadhan ayay u isticmaalaan ardaydu, si ay si fiican ugu la socdaan imtixaannada. Isticmaalkeeduna wuu ka ballaadhan yahay, sida la filayo:

Urur shaqaaleedka DJØF ayaa sannadkii hore sameeyay baadhitaan la xidhiidha nolosha ardayda, kaasoo muujiyay, in boqolkiiba toddoba ardayda dhigata dhaqaalaha iyo sharciyadu ay imtixaannada u isticmaalaan dawooyin dardargeliya maskaxda.

Culayska waalidka
Dhallinyarada ayaa dawooyinkaas ku magacaaba "daroogada waxbarashada", si ballaadhan ayaana loo isticmaalaa, ayay tidhi Margit Anne Pedersen, oo digriiga ph.d. ka diyaarisay sida dhallinyaradu u isticmaalaan dawada Ritalin:

- Garan maayo inta ay baahsan tahay, laakiin waxaan ogahay, in erayga "daroogada waxbarashada" ay yaqaaniin badi ardayda dhigata fasallada 2aad iyo 3aad ee dugsiyada sare, ayay tidhi.

Ardaydaas waxa ka mid ah Ditte Ørum, oo dhigata jaamacadda Syddansk Universitet. Iyadu laf ahaanteeda ma isticmaasho dawadaas, laakiin markay dugsiga sare ku jirtay way la socotay jiritaanka dawo dardargelisa maskaxda, ayay tidhi, waxana arday badan ku kellifi jiray culayska waalidku ku saarayaan, inay ku fiicnaadaan waxbarashada.

- Waxaan soo qaatay dugsiga sare ee ganacsiga, intii aanan koofiyadda xidhan. Si loo hirgeliyo filashada waalidka, waxa lagu qasbanaa, in maalin oo dhan wax la akhriyo, si loo helo calaamado fiican, ayay tidhi.

Ditte Ørum ma qabto, in laga hadlayo daroogo si xun loo qaato:

- Miyaanay la mid ahayn kaafi? Kaafi ama Redbull? Saamayn way ku yeelataa dadka, waxana dhici kartain aanay ahayn saamayn fiicnayn. Qaabka ay dhibaato u keeni kartaana, waa siyaabaha ay waxyaabaha kaleba u keenaan, ayay ku tidhi DR Nyheder.

source.dr.dk

Tarjumaada: Axmed Diiriye

posted on Wednesday, January 2nd, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Diiriye baalbaal iyo Maasooyinkiisii lagu furay inka badan labaatan dumara!. Dhageysi haboon


Siyaasi Axmed Cali Muuse Oo Xukuumada Somaliland Baaq u direy


Sheekh dirir oo xalay jeediyay muxaadaro ruxday qalbiyada dadka oo ku saabsan , halka uu Qaadku la marayo bulshadeena.


Wariye maraykan ah oo warbxin ka diyaariyay maalgashiga Somaliland


Duco la yaableh. Bal dhageyso


Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal ka Soo yeedhay Dowlada Somalia


Wariye ka tirsan BBC oo booqday dhismaha wadada Balligubadle - Hargeysa


Xoghaya Ururka Solja Oo si Adag Uga Hadley Xukunka Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf


Ku Xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee S/land Oo Xukunka Masuuliyiinta Haatuf ku Sheegay mid Saxa


14 Xildhibaan Oo Xasanadii kala Noqday Maayirka Degmada Gabiley iyo Ku Xigeenkiisa


Barnaamij diiniya oo ku saabsan qiimaha Cilmiga. sheekh . Sancaani


Taliyaha Ciidanka Booliska Oo ka Hadley Nin Jilbaab xidhan Oo lagu qabtey Suuqa Hargeysa


Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanadkan Oo Maanta ka Bilaabmay Somaliland


Ninkaa la reebay ee laa laabtay waa aniga'' Muuse Biixi . Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye SL.


Xogogaal u noqo xaalada caafimaadka Ilkaha ee Somaliland. Wareysi : Dr. Maxamuud Ciro


"Aniga madaxweynahaa musharax ii ah" Wasiirka madaxtooyada Xirsi X Cali


Mubaarik Cabdi Malow Oo Maanta Loo Dhaariyey Xil.Golaha Deegaanka Hargeysa


Gacal oo aanu ka wareysanay Xamar oo uu dib u booqday 25 sanno kadib iyo wixii uu kusoo arkey.


Wareysi: Maxamed Xasan Aden oo degan magaalada Lyon ee dalka Faransiiska


Maxamuud Xaaji oo aanu ka wareysanay safar uu booqday DDS- Jigjiga