 Hargeysa(RH)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku booqday dhaawacii Askartii
shalay ku dhawacmay shilkii baabuur ee ka dhacay agagaarka tuuladda Haleeya ee bariga Hargeysa, kaasi oo ay ku dhinteen 5 qof halka ay Ku Dhaawac Meen 25 Ka Mid ah Askarta Booliska ka Dib Markii ay isku Dheceen labadaasi Baabuur

Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Waxaa Uu Subixii Saaka Soo Wada Maray Waadhadhka ay yaalaan Dhaawaca Askartaasi isagoo Qof Qof isku Dul Taagay Madaxweynuhu
.jpg)
Ku Waasi Oo Qaar Ka Mid ah Askartaasi Dhaacadoodu yahay Mid Halisa Oo ay Xaaladooda Caafimad Culustahay Oo Wakhtigaasi lagu Daaweynayey Qolka Gur medka Deg_Dega
.jpg)
Madaxweynaha Waxaa Ku Wehelinayey Kormeerkiisa Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland
Madaxweynuhu Markuu Soo Wada Marey Dhaawaca Askarta Ku Wax yeeloowday Shilkaasi Baabuur Waxaa Uu Dib Ugu Soo laabtay Qasriga Madaxtooyda isagoo U Kala lugeeyey Cisbitaalka Guud iyo Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada
Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa Somaliland |