 Hargeysa(RH) DAAWO: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici ayaa Maanta Ka Qayb Galey Aas Qaran Oo loo Sameeyey ,Askartii ku dhimatay shilkii baabuur ee shalay Galinkii Danbe Ka Dhacay Bariga Magaalada Hargeysa Gaar ahaan Aga gaarka Tuulada Halaya
.jpg)
.jpg)
.jpg)
ayaa Aas qaran loogu sameeyey xabaalaha Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa.
Aaskan Qaran ee loo Sameyey Allah Ha U Naxariistee Askartii Ku Geeriyootay Shilkaasi ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galey masuuliyiin Kala Duwan Oo ay Ka Mid yihiin Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland C/raxman C/laahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan, Masuuliyiin badan oo ka tirsan Ciidamada Dalka iyo dadweyne kale Oo tiro badan.
.jpg)
.jpg)
Masuuliyiintii aaskan ka soo qayb gashay Oo xabaasha dusheeda Saxaafada Kula Hadley ayaa ilaahay Ugu Baryey Marxuumiinta Geeriyootay in ilaahay U Naxariisto Ehelkii iyo Qoyskii iyo Qaraabadii ay Ka Baxeena Samir iyo Iimaan Ka Siiyo
|