BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
7 visitors online
Total visits: 456079
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


08.02.14. Khilaaf hakiyay maanta fadhigii golaha wakiilada Sl. Source. BBC


Ku Simaha Xoghayaha Ucid Oo Ka Hadley Kulankii Dhexmarey Xisbiyad Iyo Komishanka


Komishanka Doorashooyinka Iyo Axsaabta Qaranka Somaliland Oo Kulmay


Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtay


Ururka Solja Oo Sharcidaro ku Tilamamay Xayiraad Universal Tv Saartay Xukuumadu


Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Canbaareeyey Xayiraad Universal Tv


Halkan ka Dhagayso Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Maanta Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid


Musharaxa Madaxweyne Ee Ucid Oo Ka Hadley Najiidadii Ka Soo Baxday Shirkii Wadada Hadalada Somaliland Iyo Somalia


Buug Cusub Oo La Magac Baxay (Qaad Iyo Qabyaalad ) Oo Hargeysa lagu Soo Bandhigey


Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo laabtay


Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo ka Hadley Khilaafka Xisbiga Ka Dhex Aloosan

Wargelin: KU BIIR KUMAANKUNKA QOF EE AANU WARARKA XIISAHA LEH UGU DIRNO E.MAILKOODA . KU BIIR BARTA - News Letter - Newsletter - - -
Hormuud News     Saturday, April 19th, 2014 | 03:46
[Thursday, January 3rd, 13] :: Hillary Clinton oo laga saaray Isbitaalka

Share |
news image

New York (RH) Xogahayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Hillary Clinton ayaa laga bixiyey Isbitaalka magaalada New York, halkaasoo dhowr cisho lagu daweynayey ka dib markii dhiigga madaxeedu uu xinjiroobay
 
Mrs. Clinton ayaa xalay laga saaray Isbitaalka , waxana dib loogu celiyay gurigeeda iyadoo ay la socdeen seygeeda madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill Clinton iyo gabadhooda Chelsea.
Ma jirin wax war ah oo ay saxaafadda siiyeen qoyska reer Clinton, laakin war ka soo baxay dhaqaatiirta daweyneysa xoghayaha arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in caafimaadkeedu dhinac kasta ka soo hagaagayo.

 Dhaqaatiirta ayaa sheegay inay ku kalsoon yihiin inay si buuxda uu caafimaadi doonto
 
Goor hore oo shalay ahayd ayaa Mrs. Clinton waxa ay telefoonka kula hadashay shaqaalaheeda Washington oo howasha waday intii ay xanuunsaneysay.

Lama sheegin xilliga rasmiga ah ee xoghaye Clinton ku soo laabaneyso shaqadeeda Washington in kastoo shaqada ay ka tageyso horaanta sannadkan.

Waxa ay noqotay xoghayihii arrimaha dibedda ee ugu horreyay oo safari badan gasha, 120-waddan ayey booqatay tan iyo markii xilkaas loo dhiibay shan sano ka hor.
 

Radio Hormuud

Studio 3

New York USA

posted on Thursday, January 3rd, 13
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Cabudhinta ay Saxaafada ku Hayso


Muj:Xasan Ciise Jaamac Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xayiraada Wargeyska Haatuf


Sheekh ka mid ah Culimada S/land Oo Sheegay in Raga iyo Dumarku Siman yihiin


24.03.14. Qaadka oo laga yaabo in bisha dambe laga mamnuuco dalka Ingriiska


Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland Oo Fariim Adag U Direy Maamul ka Puntland


Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyada Hargeysa Oo beeniyay war ay daabaceen qaar ka mid ah baraha internetku


Agaasimaha Guud Ee W/Ciyaaraha Oo Hadley Tartan Ay S/Land Ka Qayb Galeyso


Maayir Ku Xigeenka Hargeysa Muxuu Ka Yidhi Wareegtadii Wasiirka Howlaha Guud


Wareysi. Eng. Cabdiqadir Xasan Rooble


Dood ku saabsan Soomaalida . source. Radio24syv


44 Qof Oo Maanta Loogu Aasay Magaalada Hargeysa


Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha S/land Muxuu ka yidhi Eedaynta Ay U Jeediyeen Bahda Garsoorku


Ku Xigeenka Xog,Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Oo Baaq U Direy Xukuumada


Madaxweynaha S/Land Oo Qaabilay Madaxa- Hay’adda Foa U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya


Wasiirul Dawlaha Maaliyada S/land Oo ka hadley Dhaqaalaha U Soo Xarooday Wadada Ceerigaabo


Madaxweyne Ku Xigeenka S/Land Muxuu Ka Yidi Go Aankii Gudiga Turxaan Bixinta Kulmiye


Gudoomiye Muuse Bixii Oo Soo Dhaweeyey Go Aankii Gudiga Turxaan Bixinta Kulmiye


Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Hadalo Dardaaran Ah U Jeediyey Dhalinyarada


Muj.Xasan Ciise Jaamac Oo Si Guud Uga Hadley Xaalada Dalku Marayo