BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 416657
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:47
Shuruq04:39
Dhuhr13:08
Asr17:33
Maghrib21:36
Isha23:18


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Sunday, May 26th, 2013 | 02:01
[Thursday, January 3rd, 13] :: Wasiirkii Hore ee Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo sheegay inaanay beeshiisu Aqbalidoonin Maayarka iyo ku xigeenka loo doortay Degmada Saylac

Share |
news image

Hargeysa(RH):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye ayaa sheegay ka mida Ergo Beesha deegaanka Saylac oo wada hadalo kula jirta Xukumada Axmed Silaayo ayaa maanta Sheegay inaanay beeshiisu Guud ahaan Aqoon sanayn Doorashadii ka dhacday Deegaanka Saylac islamarkaana Waxaa Uu Sheegay in lagu degdegay Doorashada Maayarka iyo ku xigeenkiisa Magaalada Saylac Dhawaan loo doortay


Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dhalinyarda iyo Cayaaraha Sidaasi Waxaa Uu Ku Sheegay Mar Uu Maanta Saxaafada la hadlayay waxa uu yidhi;
"Qadiyadan Doorashadan dhacday wax beeshani ay guud ahaanba ka Ogoshahay ama ay ka Rumaysantahay Natiijada doorashadaasi ka soo baxday ma jirto. Intaa ka dib ma garanayo waxan la leeyahay Maayar baa la doortay iyo maayar xigeenbaa la doortay ma garanayno meesha ay Xukumayaan. Anaga Mawqifkayagu Wali waa kii hore uun.Kuwayagii Banaankay joogaan iyagana dee isdoorta Odhan mayno oo mudi-mudi ka horgee maaha ee Ergaanu nahay Xukumadaanu u soconay, Dawladaanu u sheegnay ilaa Guurtideeda, Fariintii ay dawladu siday Celinteeda ayay Ergadu u fadhidaa."

Cabdi Siciid Faahiye waxa kale oo uu sheegay inay la kulmeen Golaha Guurtida Oo iyaguna sheegay inay Arinkaasi Xukumada kala soo hadlayaan. Waxa uu sheegay inay sugayaan Go'aanka ka soo baxa Xukumaada. Waxa uu intaasi ku daray Wasiirkii hore ee Cayaaraha somaliland inay Beeshiisu yeelan doonto Shirwayne ay kaga tashanayso Aayaheeda isagoon sheegin meel lagu qabanayo iyo goorta la qabanayo toona.

 

By Maxamed Jiciir Aw_Axmed

Maxamed.jiciir@gmail.com

Radio Hormuud.dk
Studio 2

Hargeysa-somaliland

posted on Thursday, January 3rd, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa