BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
15 visitors online
Total visits: 415584
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:58
Shuruq04:48
Dhuhr13:08
Asr17:29
Maghrib21:26
Isha23:07


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta


Boqor Buur Madow Oo Xukuumada S/land Ku eedeeyey in ay si beelaysan u maamushay goobaha laga baadhayo Shidaalka

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Monday, May 20th, 2013 | 04:32
[Thursday, January 3rd, 13] :: Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf oo la kulantay dhigeeda wadanka Ingiriiska William Hague

Share |
news image

London (RH) Wasiirka arrimaha dibedda UK William Hague ayaa maanta oo khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilsay ra’iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogta dalka Britain.

Kulankan oo ka dhacay xafiiska arrimaha dibedda Britain oo ku yaalla bartamaha London ayaa labada dhinaca la sheegay in ay kaga hadlen xiriirka labada waddan iyo shar la sheegay in uu ka dhacayo bisha May magaalada London.

Xoghayaha arrimaha dibedda Britain William Hague ayaa ku sheegay bartiisa Internetka in UK ay saaxiib xooggan la tahay Soomaaliya isla markaana ay laba laabi doonto taageerada loo raadinaayo Soomaaliya ee ah tan muuqata ay siinayaan Soomaaliya sannadkan 2013-ka.

William Hague ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ay taageertay qorshaha Britain iyo waddamada kale ee ku G8 ee looga hortgayo kufsiga ka dhaca goobaha collaadduhu ay ka jiraan.

 “Ku soo dhowow Twitter iyo xilka cusub. Waa inoo kulankeenna berri iyo sii wadidda taageerada UK ee Soomaaliya,” ayuu William Hague ku yiri qoraal uu xalay dhigay bogga uu ku leeyahay Twitter.

Marwo Fowsiya ayaa ugu jawaabtay; “Waad mahadsan tahay William Hague. Waan ku faraxsanahay kulankeenna maalinta berri ah. Soomaaliya way idinkaga mahad-celinaysaa taageeradiinna.”

Shirka lagu wado inuu dhaco bisha May ayaa dhaqaale loogu raadin doonaa dowladda cusub ee Soomaaliya.

Kulanka marka uu soo dhaamaday ayaa si kooban ay labada wasiir ula hadleen saxaafadda iyagoona sheegay in ay kulankooda uu ku soo dhammaaday guul.

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu soo booqan doono magaalada London.
 

Radio Hormuud

Stuido 3

London /UK

posted on Thursday, January 3rd, 13
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb