BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 534965
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:30
Shuruq06:09
Dhuhr13:12
Asr16:58
Maghrib20:13
Isha21:45


Wasiirka amniga oo ka hadlay qaraxyada Muqdisho ka dhacay


Xeerka soo jireenka ee hoggaamiyaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Siyaabaha loo caleema saaro


Jaamacadda Ummadda oo kulan cilmiyeed ku qabatay Muqdisho


Golaha wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho shir ku yeeshay


Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabatay shirweyne qaran oo looga hadlaayo Tayada waxbarashada


Maxaa keenay in uu is qarxiyo xildhibaan Daahir Badbaado


Wasiirka amniga Soomaaliya oo ka warbixiyey qaraxyo Muqdisho ka dhacay


Soomaali Norway ku nooleed oo dhalashada lagala noqday


Bulshada Gumburaha Oo Soo dhaweeyey Degmada Cusub ee loo magacaabey


Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadley Xiisada Dalka Turkiga


Taarikhda Magaalada Boorama

Wargelin: Latest news from Denmark - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, August 30th, 2016 | 16:54
[Saturday, January 12th, 13] :: Maayirka Magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi Oo Maanta Soo Gaba Gabeeyey Kulan Ku Saabsan isku Xidhka Haweenka Gobolada iyo Degmooyinka Dalka

Share |
news image

Boorama(RH)Maayirka Magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa Maanta Soo Gaba Gabeeyey Kulan Ku Saabsan isku Xidhka Haweenka Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Kulanka Oo Maal Mihii U Danbeeyey Ka Socday Magaalada Boorama Kulanka ayaa Waxaa Ka Qayb Qaadanayey Haweenkii Ka Qayb Galey Tartankii Doorashadii Golaha Deegaanka Somaliland Gaar ahaana Gobolka Boorame ,Haween Kala Duwan Oo Ka Kala Soacday Hayadaha Arimaha Bulshada iyo Qaar Ka Mid ah Hablaha Wax Ka Dhigta Jaamacadaha Magalada Boorama ,

 

Maayirka Magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi Oo Halkaasi Ka Hadley ayaa Waxaa Uu u Soo Jeediyey Haweenka in ayna Ka Hadhin Hankooda Siyaasadeed Ee Ku Aadan Ka Qayb Qaadashada Doorashada iyo Siyaasada Guud ee Dalka .Madaxa Mashruuca isku Xidhka Haweenka Ee Dalada Nagaad Raxma Yuusuf Oo Munaasibaasi Ka Hadashay ayaa Sheegatay in isku Xidhka Nagaad Marwalba Ka Qayb Qaadato Midnimada Haweenka iyo Sidii la iskugu Xidhkooda iyo Sidii loo Dhiiri Galin lahaa Kobcinta Dhaqaalahooda

 

Madaxa Mashruuca isku Xidhka Haweenka Ee Dalada Nagaad Raxma Yuusuf Waxay Ku Dheeraatay in ay Mihiimtay in ay isku Xidhnaadaan Haweenku Meel Kastoo ay Kala joogaan Waxanay Tilmaamaytay in 142 Haween ahi Oo Musharixiin Ka ahaa Doorashadii Golaha Deeganka Ee Sanadkii aynu Ka Soo Gudubnay Ka Qabsoontay Dalku ay Ku Soo Baxeen Tiro Yari Waxaanay Sheegay in ayna Arintaasi Marn Niyad Jab Ku Noqon Doonin Hanka Haweenka Somaliland U leeyhiin Ka Qayb Qaadashada Siyaasada Dalka iyo Ka Qayb Galka Doorshooyinka  


Radio Hormuud.dk

 Boorama Somaliland 

posted on Saturday, January 12th, 13
shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiir Maareeye oo ka warbixyey qaraxa ka dhacay Muqdisho


Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo dowladda isku dhiibay


Degmada Cusub ee Gumburaha Oo loo Wanqaley


Afhayeenka wasaaradda amniga oo ka warbixiyey khasaaraha ka dhashay weerarkii xeebta Liido


Wasiirk arrimaha dibada Somaliland oo ka warramay aftida la qaaday


Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Sweden


Dhimashada Qaraxyadii Gaalkacyo oo Korortay


Shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliya oo la soo gabagabeeyey


Dowladda Soomaaliya oo Masar dib ugu celineysa Raashin gargaar ahaan u keentay oo halaabay


Somaliland oo u jawaabtay Hanti dhowraha Soomaaliya


Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiskii Somaliland iyo Sh


Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ee Jigjiga


Muqdisho qofka aan lahayn Kaarka Aqoonsiga ma joogayo


Shirkii Madasha Wadatashiga oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay


VOA oo warbixin ka diyaarisay nolashii Oradyahan Saamiya


Xaaladda cayaartoyda Soomaaliya u matalaya cayaaraha Olombikada ee Rio


Maqaamka Muqdisho oo guddi loo xil saaray


Doorashada Soomaaliya oo dib u dhacday


UNICEF oo soo bandhigtay Xog uruurin ay ku sameesay xaaladda carruurta Soomaaliya


Haweenka Soomaalida oo walwal ka qaba in qoondada 30% ay helaan doorashadda Soomaaliya