BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 420221
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:13
Asr17:44
Maghrib22:01
Isha23:47


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, June 20th, 2013 | 08:05
[Saturday, January 12th, 13] :: Faransiiska iyo Al-Shabaab oo siyaabo kala duwan uga hadlay weerrar ka dhacay Buulo-Mareer

Share |
news image

Buulo Mareer (RH) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerrar xaley saqdii dhexe ka dhacay deeganka Buulo-mareer ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Weerrarkaas ayaa la sheegay in lagu dilay Askari ka mid ah ciidanka qaaska ah ee Faraniiska iyo qofkii ay badbaadinayeen oo ahaa Denis allex oo seddax sano lagu heestay koonfurta Soomaaliya.

War ka soo baxay wasaarada gaashandhigga dalka Faransiiska ayaa lagu sheegay in labada qof ay ku dhinteen intii uu socday weerar gaar ah oo lagu soo badbaadinaayay qof Faransiiska u dhashay oo lagu afduubay Soomaaliya 2009-kii.

Mr. Alex ayaa ka tirsanaa sirdoonka Faransiiska, kaasoo la sheegay in lagu dilay intii uu socday howgalka, waxa kaloo dowladda Faransiiska ay sheegtay in la dilay illaa 17-Al-Shabaab ah.

Dad ku sugan Buulo Mareer ayaa Radio Hormuud u sheegay in ay maqleen madaafiic iyo dagaal dhowr daqiiqo socday oo ka dhacay saldhig ku yaalla deegganka, oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Waxa kaloo la sheegayaa in weerrarkaas ay ku dhinteen afar qof oo ay ku jito haweeney uur leh, qaar kalena ay  ku dhaawacmeen xabadaha la is-weedaarsanaayay intii uu socday howgalka.

Ciidamada qaaska ah ee Faransiiska ee weerarkaas qaaday ayaa la sheegay in deegganka  lagu keenay helikontar  kaddib markii laga werhalay halka lagu hayo Mr. Alex

Dhinaca kale, Ururka Alshabaab ayaa iyana sheegay in Denis Allex uu weli nool yahay, uuna ka fogaa goobta lagu dagaalamay, waxayna Al-Shabaab ku tilmaantay qorshii lagu soo badbaadin lagaa Mr Alex Denis in uu guul dareystay.

Wasiirka gaashandhigga Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sidoo kale saxaafadda ugu sheegay sabtida maanta ah magaalada Paris in ay aaminsan yihiin Denis Allex in uu ku dhintay gacanta kooxaha heestay."

Ninkan ayaa bishii July sannadkii 2009-kii isaga iyo sarkaal kale waxa laga afduubtay hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho dhowr bil kaddib ayaa sarkaalkii hore uu ka soo badbaday kooxdii heestay, waxana dib loogu celiyay waddankiisa.

Labadan sarkaal ayaa magaalada Muqdisho xilligaas u yimid siddii ay gacan u siin lahaayeen dowladii ku-meel-gaarka ahayd ee madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

Dhowr jeer ayuu Mr. Allex uu soo duubay cajalad muuqaal ah oo uu uga codsanaayo dowladda Faransiiska siddii lagu soo badbaadin lahaa.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, January 12th, 13
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Mushaharka Madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa. Dhegayso


HEES CUSUB. FANAAKA Mursal Muuse.


Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May