BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 416131
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:54
Shuruq04:44
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:29
Isha23:11


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Wednesday, May 22nd, 2013 | 23:32
[Sunday, January 13th, 13] :: Lo' muqadas ahi kuma jirto maadayska

Share |
news image

RH.Kobenhagen: Salaam, ku soo dhowow khadka latalinta arrimaha jinsiga ee muslimiinta. Maxaan kaa caawiyaa?

Iyadoo xidhan xijaab cawlan iyo toob madow oo ku dhejisan ayaa gabadh muslin ahi cod debecsan uga jawaabaysaa suaalo uu waydiinayo qof telifoonka kaga soo jira dhinaca kale. Kama kayrkayrayso inay u sheegto mawqifka islaamka ee jinsiga.

- Maya. Maya. Maya, laguu ma oggola, waa xaaraan. Maya. Maya. Maya, laguuma oggola bataatan!

Dabadeed tilifoon ayaa si maamuus leh loo jarayaa - waana hubaal inuu niyadjabsan yahay qofkii dhinaca kale kaga jiray tilifoonku.

Dhibbanayaasha oo noqonaya qaar diirdiirran oo qosol leh
Lo' muqadas ahi meesha ma joogto, marka caawa maadayska taxanaha ah ee 'Det slører stadig' ee DR2 ay soo bandhigayaan afar hablood oo dhallinyaro ah oo asalkoodu muslin yahay, kuwaasoo ku ballanqaaday inay daaha ka rogaan maadays ay metelayaan hablo muslin ahi sannadka 2013.

Mana wax iska yimi, in ninka qoray sheekada maadayska Parminder Singh, uu doortay in sheekadu ka hadasho arrimo la xidhiidha dumarka.

- Dumarka muslinka ayaa badanaa la soo saaraa, iyagoo debecsan, deggan, oo cadaadis saaran yahay. Hadda waxa la soo bandhigayaa, iyagoo qosol leh, fudfudud oo diirdiirran, ayuu ku yidhi dr.dk.

Waxa laga maadaysanayaa waxyaabaha xaaraanta ah
Ellie, Naghme, Sara iyo Ajla oo ka kala yimi dalalka Iran, Jordan iyo Bosnien ayaan maadays ka samaynayn keli ah waxyaabaha deenishku ka aaminsan yihiin haweenka muslimiinta ah, xijaabka iyo bikirka.

Waxa kaloo ay maad ka samaynayaa xijaabka iyo bikirka, iyo waxyaabaha ay muslinku kala aaminsan yihiin.
Sidaasna wuu la socdaa qoraaga sheekadu.

- Wax kastoo aynnu ka cabsanno waxa loo soo bandhigayaa qaab maadays ah. Sidaas awgeed waxa aannu samaynaa maadays ballaadhan, ayuu yidhi Parminder Singh oo ku ballanqaaday in laga heli doono, marka la soo bandhigayo waraysiyo lagaga maadsanayo bilayska iyo siyaasiyiinta iyo riwaayado la xidhiidha waxyaabo ay weriyayaasha ajinebiga ahi ka soo bandhigayaan muslimiinta.

 

source.dr.dk

posted on Sunday, January 13th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.