BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 416189
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, May 23rd, 2013 | 11:52
[Sunday, January 13th, 13] :: Munaasibad Ka Wacyigalineed Oo Ka Hadleysa Qiimaha Nabad Galyada Oo Maanta lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Share |
news image

Hargeysa(RH)Munasibad Wacyi Galineed Oo la Xidhiidha Nabada Galyada Oo ay Soo Abaabuleen Ciidanka Asluubta ayaa Maanta lagu Qabtay Hoolka Shaqaalaaha Dowlada Ee Magaalada Hargeysa ,Munaasibadan ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galey Musuuliyiin Kala Duwan Oo ay Ka Mid ahaayeen Wasiirada Cadaalada ,Gaashaan dhiga, Ciyaaraha,Taliyayaha Ciidanka Asluubta,iyo Marti Sharf Kale.

 

 


Wasiirka Wasaarada Caalada Somaliland Xuseen AXmed Caydiid Oo Munaasibadaasi Ka Hadley ayaa Waxaa Uu Ka Waramay Doorka ay Ciimada Asluubtu ay Ku leeyihiin Nabada Waxaanu Tilmaamay in ay Si Baaxada leh Uga Qayb Qaataan Sidii ay Marwalba U Sugi lahaayeen Amaanka iyo Toosinta Dhaqanka Waxaanu Sheegay in Wasaarada Cadaaldu ay Garabtaagan Tahay Wixii Taageero ah ee Kaga Aadan

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen faarax (Xiirane )Oo isna Hadal Koobanka Ka Jeediyey ayaa Ka Waramay Howsha Balaadhan ee Ciidanka ASluubtu U Hayaan Qaranka Somaliland Waxanu Sheegay in ay Dib U dhis Ku Sameeyeen Xabsiyada Waaweyn Geeyaana Shaqaale Caafimaad Oo Ka Howl Gala Xabsiyada ,Waxaanu intaasi Ku Darey in ay U Qorshaysantahay in baahiyaha Kala Duwan ee Ka Jira Jeelasha Sidii loo Dabooli lahaa .

 

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen faarax isagoo Hadalkiisa Sii Wata ,Waxaa Uu Maayirada Dalka iyo Guud ahaanba Bulshada Reer Somaliland in ay Gacan Ka Gaystaan Sidii ay Howlaha Kala Duwan ee Xabsiyada ay Kaalintooda Uga Qaadan lahaayeen,

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta C/rashiid Jibriil yoonis Oo isna Xafladaasi Ka Hadley ayaa Ku Amaaanay Kooxda Ciidanka Asuluubta Heeso Wacyi Galina Oo Ka Hadlayey Qiimaha ay Nabad Galyadu Bulshada iyo Qaranka Somaliland ba Ugu Fadhido Oo ay Halkaasi Ku Soo Bandhigeen, Waxaanu Sheegay agaasimuhu in Wasaarada Warfaafintu ay Fariinta Badhigani ay Gaadhsiindoonto Guud ahaanba Bulshada reer Somaliland ee Ku Dhaqan Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba

Dhinaca Kale Waxaa Halkaasi Ku Soo Bandhigay Kooaxda Fanaanniita Ee Ciidanka Asluubta Riwaayado Wacyi Galineed Oo Guud ahaan Ka Hadlaya Qiimaha Nabad Galyada

By Maxamed Jiciir Aw Axmed
Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa /Somaliland

 

posted on Sunday, January 13th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.