BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 416489
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 23:19
[Sunday, January 13th, 13] :: Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay in Gobol Maroodi_Jeex Uu Ka Dilaacay Xanuunka Jadeecadu

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Nimco Xuseen Qowdhan ayaa Shaaca Ka Qaaday in Uu Gobolka Maroodi_Jeex Ka Dilaacay Xanuunka Jadeecadu Sidaasina Waxaay Ku Sheegtay Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadku Nimco Xuseen Qowdhan Oo Shir Jaraaid Oo ay Maanta Ku Qabatay Magaalada Hargeysa.

Marwo Nimco Xuseen Qowdhan Waxaa ay Sheegatay in Uu Xanuunka Jadeecadu Ka Dilaacay Guud ahaanba Gobolka Maroodi_Jeex laguna Arkay Goobo Kala Duwan Ka Tirsan Gobolka Maroodi Jeex ,Xanuunkaasi Waxayna Sheegtay in Wasaarada Caafimaadkuna Fulinayso Adeegyo ay Kaga Hortagayso in Xanuunkaasi Sii Fidin,Waxayna Fariin U Diratay DadWeynaha Ku Dhaqan Gobolka Maroodi Jeex in ay Dad ka Helayaan Gurmadkii lagaga Hortagayo Xanuunkaasi Waxayna U Soo Jeedisay in Dadka arka Nanuunkaasi Jadeecadu ay la Xidhiidhaan Goobaha Ugu Dhow ee Adeeg Caafimaad laga Bixiyo .Iyagoo Halkaasi Ka Helaya Adeegii Caafimaadka .


Waxayna intaasi Ku Dartay in Howl Wadeenada Cafimaadku ay Diyaar ugu ahaan Doonaan Goobaha Caafimaadka iyadoo Sheegatay in ay Shaqayn Doonaan 7 Subaxnimo ilaa 12 Duhurnimo Waxayna Tidhi”Waxaanu Ugu Baaqaynaa Hooyo Kasta Oo aragta Xanuunkaasi in ay la Xidhiidho Goobta Ugu Dhow ee Caafimaad ee Adeeg Caafimaad laga Bixiyo”iyadoo ay Halkaasi Ka Helayaan”Talalada Jadeeda iyo adeegyadii Kale ee Talaaka”Saacadaha 7 Subaxnimo ilaa 12 Duhurnimo”ay Howl Wadeenada Caafimaadku Diyaar Ku yhiin Halkaasi”

Dhinaca Kale Waxay Sheegatay Wasiirka Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qodhan in ay Deegaanka Miyigana ay U Direen Howl Wadeeno Caafimaad Waxayna Tidhi”Deegaanka Miyiga ee Ku Hareeraysan Hargaysa Waxana U Baxay Timamkii Howl Wadeenada Caafimaadku “iygoo Sita Talaalkii loogu Tala Galey in la Gaadhsiiyo”Bulshada iyo Shacabka reer Somaliland “

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Nimco Xuseen Qowdhan Waxaa Kale Oo ay Faah Faahin Ka Bixisay Talaalka ay Bixinayaan Howl Wadeenada Caafimaadku Qaybaha Uu Ka Kooban yahay iyo Dadka loogu Tala Galey in la Siiyo Talaalnkan Ay yihiin 6 Bilood ilaa 15 Sano

Waxayna Guud ahaanba Ugu Baaqday Dadweynaha Ku Nool Gobolka Maroodi Jeex in ay Ka Qayb Qaataan Talaalkan Oo Caruurtooda Ka Talaalaan Xanuunka Jadeecada
 


By Maxamed  Jiciir Aw Axmed

Radio Hormuud.dk

Studio 2'

Hargeysa /Somaliland

posted on Sunday, January 13th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa