BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 416280
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, May 23rd, 2013 | 21:13
[Monday, January 14th, 13] :: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo ku fashilmay qabashada tartanka Ciyaaraha Gobollada dalka oo mar kale dib loo dhigay

Share |
news image

Hargeysa (RH)Wasaarada Dhalinyrada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Dib u Dhigatay Maanta Qabashadii Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland Ku Oo loo Qoondeeyey in ay Qabsoomaan Sanadkan Ku Beegnayd in la Qabto 15 Bishan aynu Ku Jirno Wasiirka Wasaarada Dhalinyrada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal Oo Maanta Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa Ku Qabtay Shir Jaraaid ayaa Shaaca Ka Qaaday in Dib loo Dhigay Ciyaarihii Gobolada Somaliland

Waxaanu Sheegay in Dib loo Dhigay Mudo 5 Bilood ah ,Wasiirka Ciyaarahu Waxaa Uu Sheegay in ayna Jirin Wax Dhibaato ah Oo Kaliftay in Dib loo Dhigo Ciyaaraha ,isla Markaana Waxaa Uu Sheegay in ay Sabab u Tahay in Dib loo Dhigo Qabashada Ciyaaraha .Doorashadii Golaha Deegaanka ee Dalka Ka Dhacday Sanad Kii Aynu Soo Dhaafnay.Waxaanu Sheegay in ay Goboladii Ciyaarayey ayna Soo Wada Anbaba Bixin isgoo Tilmaamay in ay Golayaashii Deegaanka ee Cusbaa ayna Xilkii lawada Wareegin Taasina ay Qabyo Ka Dhigtay in ay Soo Wada Diyaar Garoobaan Ciyaartoydii Ciyaaraysay.

Dhanka kale xoga lagu kalsoonyahay ayaa Radio Hormuud u sheegay in dibu dhigida cayaaraha ay sabab utahay , raadadkii uu reebay tartankii doorashooyinku , kadib markii taageerayaasha urursiyaasadeed ka Xaqsoor , ku hanjabeen in ay mudoharaado kicin doonaan hadii tartanka lagu qabto Hargeysa. maadaama oo sida ay sheegeen wali dhaawacii taageerayaashii ciidamada booliisku mudaharaadadii doorashada ku rasaaseeyeen wali cisbitaalada yaalaan.


Wasiir ka dhallinyada iyo ciyaaraha ayaa sheegay  in Duruufo Badan Oo Jira ay Dib U Dhigeen Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland isagoo Tilmaamay in ay Mihiim Tahay in lagu Beego Xiliga ay Ardaydu Fasaxa yihiin Waxaanu Sheegay Hadii ay Aradaydu Wax Baranayaan ay Adkeynayso Sidii looga Soo Qayb Gali lahaa Ciyaaraha Waxaanu Sheegay in ay Mihiimada Koowaad Tahay Codsiyo Kala Duwan Oo Ka Kala yimid Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhinaca Kale Waxaa Uu Fariin U Direy Dhalinyrada Reer Somaliland Kaasi Oo U Soo Jeediyey in ayna Tariibin Oo ay Dalkooda Aaminaan Waxaanu Ku Dheeraaday in Xukuumada Talada Haysa ay Ka Go antahay Sidii ay Dhalinyrada Shaqo U Abuurto .

Si kastaba ha ahaatee, Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Raygal, ayaa u muuqda Masuul ku fashilmay qabashada tartanka Ciyaaraha gobollada oo markii ugu horreysay inta uu xilka Wasaaraddaas hayey u muddeeyey tartanka gobollada bishii December ee sannadkii inna dhaafay ee 2012-ka, waqtigaas oo ay ku qabsoomi waayeen, isla markaana uu mar kale shaaciyey in Ciyaaraha gobollada la qabanayo 15-ka bishan koowaad ee sannadka 2013-ka, hase-yeeshee, haddana waxaa uu mar saddexaad maanta shaaca ka qaaday in Ciyaaraha gobollada dalka dib loo dhigay, isla markaana lagu beegay 2-da bisha June ee sannadkan 2013-ka. Sidaa daraaddeed, waxa cad in Wasiir Cabdi Raygal si cad ugu fashilmay qabashada tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland.
 

Maxamed Jiciir Aw Axmed

Maxamed.Jiciir@gmail.com

Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa Somaliland

 

posted on Monday, January 14th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.