BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 416429
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 18:25
[Monday, January 14th, 13] :: Digniin: iska dami barnaamijka java

Share |
news image

RH: Kobenhagen: Dadka isticmaala kombuyuutarrada dunida ayaa hadda khubarada dhinaca nabadgelyadu kula talinayaa,inay iska damiyaan (deaktivere) barnaamijka java ee shirkadda Oracle Corp, waayo waxa la ogaado inuu leeyahay dalool dhinaca nabadgelyada ah, oo dadka kombuyuutarada jebiyaa ay ka soo weerari karaan kombuyuutarrada.

- Java ayaa khalkhalsan. Ma sugna nabadgelyada barnaamijkaasi. Sidaas awgeed waxaad ku khasban tahay, inaad damiso barnaamijkaas, ayuu wakaaladda wararka ee Reuters ku yidhi khabiirka ku xeeldheer nabadgelyada kombuyuutarka Jaime Blasco, oo madax ka ah shaybaadhka AlienVault.

Nem-id ayaa ku shaqeeya barnaamijka Java
Barnaamijka Java ayaa ku jira boqollaal milyan oo kombuyuutar oo dunida yaal, waa luqad kombuyuutarradu isticmaalaan oo suurtagelinaysa, in lagu dheelo ciyaaraha netka, soo saarta khariidadaha, laguna isticmaalo barnaamijka Nem-id. Bogag badan oo intarnetka ayaan la arki karin barnaamijka Java la'aantiis.

Saddex khabiir ay la hadashay wakaaladda wararka Reuter ayaa qaba, in la damiyo barnaamijka Java ee kombuyuutarrada ku jira, inta laga saxayo daloolka dhinaca nabadgelyada ee ku jira barnaamijka - xataa haddaad haysato cadadka ugu danbeeya ee Java 7, version 10.

Afhayeenka shirkadda Oracle ayaan hadda rabin, inuu faallo ka bixiyo arrintan.
Khabiirka dhinaca nabadgelyada kombuyuurrada HD Moore oo ka tirsan shirkadda nabadgelyada it-da, Rapid7, ayaa yidhi: waxa dhibaatada weerarku ku badan tahay kombuyuutarrada ku shaqeeya Mac OS X, Linux ama Windows.

Sidaad u damin karto barnaamijka Java
Bogga intarnetka ee Version2 ayaa dabayaaqadii sannadka 2012 wax ka qoray dhibaatada barnaamijka Java, waxana uu isticmaalayaasha siiyay tilmaamaha soo socda:

Internet Explorer: Liiska 'Funktioner', ka dooro 'Administrer tilføjelsesprogrammer'. Ka dooro 'Deaktiver ud' "Java(tm) Plug-In SSV Helper" iyo "Java(tm) Plug-In 2 SSV Helper".

Chrome: tag cinwaanka chrome://plugins ee laynka cinwaannada 'adresselinjen'. Ka doro 'Deaktiver' qaybta barnaamijka Java.

Firefox: Liiska 'Funktioner', ka dooro 'Tilføjelser og fanebladet Plugins'. Ka dooro 'Deaktiver ud' barnaamijka 'Java(TM) Platform SE 7 U6 10.6.2.24'.

Opera: tag cinwaanka 'config' ee laynka cinwaannada 'adresselinjen'. Tag qaybta 'Java ud'. Ka tir calaamadda 'Enabled,.

Safari: Fur liiska Safari, dooro ' Preferences'. Dooro qaybta 'Security'. Ka tirtir calaamadda 'Enable Java'.
 

source.dr.dk

posted on Monday, January 14th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa