BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 416408
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:51
Shuruq04:41
Dhuhr13:08
Asr17:32
Maghrib21:33
Isha23:15


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Friday, May 24th, 2013 | 16:46
[Monday, January 14th, 13] :: Wasiirka Caddaaladda Somaliland oo Maanta ka qaybgalay Tabobbar loo furay Saraakiisha Ciidanka Asluubta

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa Maanta Ka Qayb Galey Tabar loo Furey Saraakiisha Ciidamada ASluubta ,Hogaanadooda iyo Ku Xigeenada.Tababarkan ayaa Ku Saabsanaa Sidii Kor loogu Qaadi lahaa Aqoonta Saraakiisha Ciidanka Asluubta isla Markaanaa looga Haqab Tiri lahaa Sidii ay Wax Uga Baran la haayeen Sida loola Dhaqmo Maxaabiista Ku Jirta Jeelasha ayaa Waxaa looga Furay Xarunta Ciidanka Asluubta ee Magalada Hargeysa isla Markaana Waxaa Uu Socon Doonaa Tababarkaasi Mudo 10 Cisho ah


Munaasibaaasi ayaa Waxaa Ka Hadley Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xusen Farax Waxaanu Ku Amaanay Saraakiisha Ciidanka ASluubta Sida Wacan ay u Gutaan Howsha loo ee igmaday ee ay Qaran U Hayaan iyo Sida ay Uga Howl Galaan Xabsiyada .

Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax Waxaa Uu Faah Faahin Ka Bixiyey Tababarkan Waxaanu Xusay in Tababarkan loogu Tala Galey in ay Qaataan Saraakiisha Ciidamada ASluubtu,Waxaanu Ku Adkeeyey in ay Bartaan Qaabka Wada Shaqaynta isla Markaana Waxaa Uu Sheegay in Kulanka lagaga Faaiidaysan Doono in ay Ka Soo Baxaan Qorshe Cad Oo Daboola Baahida Dhinaca .

Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid Oo Halkaasi Ka Hadley Waxaanu Wax lagu Faano Ku Tilmamay in Ciidanka Asluubtu Marayo meel Fiican Kaasi Oo Si Wacan Uguta Howlahooda Sida Xabsiga ay Ugu Hayaan Maxabiista ,Ka Qayb Qaadashada Sugida Amaanka Dalka


Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid isagoo Hadalkiisa Siiwa Waxaa Uu Sheegay in ay Qayb libaaxleh Ka Qaataan Guud ahaanba Amaanka iyo Sugida Nabad Galyada Waxaanu Tilmaamay in Ciidanka Asluubtu Qaranka Somaliland Ugu Jiraan Maalin Wax Ku Oola ,
Waxaanu Kula Dardaarmay in ay Ka faaiidaystan Aqoontaasi labarayo ,Mudada 10 Cisho ah

 

By Maxamed Jiciir Aw Axmed

Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa Somaliland


 

posted on Monday, January 14th, 13
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa