BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 534717
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:20
Shuruq06:00
Dhuhr13:13
Asr17:05
Maghrib20:25
Isha21:59


Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabatay shirweyne qaran oo looga hadlaayo Tayada waxbarashada


Maxaa keenay in uu is qarxiyo xildhibaan Daahir Badbaado


Wasiirka amniga Soomaaliya oo ka warbixiyey qaraxyo Muqdisho ka dhacay


Soomaali Norway ku nooleed oo dhalashada lagala noqday


Bulshada Gumburaha Oo Soo dhaweeyey Degmada Cusub ee loo magacaabey


Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadley Xiisada Dalka Turkiga


Taarikhda Magaalada Boorama


Maxaa laga bartay Weerarkii Ceelcadde?


Fallanqeyn ciyaarta Fiinaalka ee France iyo Portugal


Duqa Muqdisho oo laga wareystay ammaanka caasimada


Raysal wasaare ku xigeenka oo ka hadlay muhiimadda ay midnimada iyo wadajirka

Wargelin: Latest news from Denmark - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, August 25th, 2016 | 23:51
[Thursday, January 31st, 13] :: Raysal wasaare Saacid iyo wafti uu hoggaaminayo oo booqasho aan la shaacin ku tagay Marka

Share |
news image

Marka (RH) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada xukuumadiisa ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ra’iisal wasaaraha iyo xubno la socday ayaa ku gaaray Marka diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopter waxaana magaalada Marka kusoo dhaweeyey mas’uuliyiinta maamulka degmada,kan gobolka,saraakiil,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada.

Wafdiga raysul wasaaraha ayaa la sheegay inuu u kuurgalayaan xaaladda amni ee degmada Marka oo ay joogaan ciidanka dowladda Soomaaliya.

Xubnaha wafdiga waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, wasiirka gaashaandhigga Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, wasiirka warfaafinta Cabdulaahi Cilmooge Xiri,Wasiirka Wasaaraddda Maalliyadda iyo Qorsheynta Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan, taliyaha booliska Jeneraal Shariif Sheekhunaa Maye, agaasimaha guud ee hay’adda nabad-sugidda qaranka, xildhibaanno iyo saraakiil ciidan.

Waa booqashadii ugu horreysay oo ra’iisal wasaare Saacid uu ku tago magaalada Marka tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii October sannadkii hore .

Ra'iisal wasaaraha ayaa horrey u booqday magaalada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Radio Hormuud

Stduio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, January 31st, 13
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirk arrimaha dibada Somaliland oo ka warramay aftida la qaaday


Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Sweden


Dhimashada Qaraxyadii Gaalkacyo oo Korortay


Shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliya oo la soo gabagabeeyey


Dowladda Soomaaliya oo Masar dib ugu celineysa Raashin gargaar ahaan u keentay oo halaabay


Somaliland oo u jawaabtay Hanti dhowraha Soomaaliya


Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiskii Somaliland iyo Sh


Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ee Jigjiga


Muqdisho qofka aan lahayn Kaarka Aqoonsiga ma joogayo


Shirkii Madasha Wadatashiga oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay


VOA oo warbixin ka diyaarisay nolashii Oradyahan Saamiya


Xaaladda cayaartoyda Soomaaliya u matalaya cayaaraha Olombikada ee Rio


Maqaamka Muqdisho oo guddi loo xil saaray


Doorashada Soomaaliya oo dib u dhacday


UNICEF oo soo bandhigtay Xog uruurin ay ku sameesay xaaladda carruurta Soomaaliya


Haweenka Soomaalida oo walwal ka qaba in qoondada 30% ay helaan doorashadda Soomaaliya


Wasiirka amniga oo ka hadlay qaraxyada Muqdisho ka dhacay


Xeerka soo jireenka ee hoggaamiyaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Siyaabaha loo caleema saaro


Jaamacadda Ummadda oo kulan cilmiyeed ku qabatay Muqdisho


Golaha wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho shir ku yeeshay