BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 415685
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:58
Shuruq04:48
Dhuhr13:08
Asr17:29
Maghrib21:26
Isha23:07


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta


Boqor Buur Madow Oo Xukuumada S/land Ku eedeeyey in ay si beelaysan u maamushay goobaha laga baadhayo Shidaalka

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Monday, May 20th, 2013 | 17:57
[Friday, February 1st, 13] :: Khudbadii wadaxweynaha ka waran?

Share |
news image

Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil la iskama qaato .DHafoor taabasho weeye .Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegayso.

Dhaashane:Waar bal khudbadii madaxweynaha ka waran.Sow khudbadii qarniga may            aheyn?

Dhaqane:Khudbad kulmiyoo fiican bay aheyd.

Dhaashane: Khudbad kulmiye waa maxay ?Ma kulmiyuun buu madaxweynuu la hadlayey ? Somaliland oo dhan buu la hadlayee.

Dhaqane:Dee meesha dadka fadhiyey ee uu la hadlayey sow wada kulmiye may aheyn ?Labada golle iyo wasiiraduba sow kulmiye maaha ? Ma cid kalaa fadhiday meesha?

Dhaashane:Maxaa wada kulmiye ka dhigay ? Waa hayadii dalka oo dhane.

Dhaqane:Adeer horta khudbada ma khudbad uun baad u taqaan?Waxaa jirta khudbad reer.Waxaa jirta khudbad xisbi.Waxaa jira khudbad qaran.Waxaa jirta khudbad caalami ah ,sida ta qaramada midoobay laga hor jeediyo.Anigu khudbadaan dhegaystay waxay aheyd khudbad xisbi.

Dhaashane: Oo maxay ku kala duwanyihiin khudbada xisbiga iyo ta qaranka loo jeedinayaa?

Dhaqane:Bal eeg wa kaa qofkaanu la sheekaysanaynaa.Maba kala saari karo khudbad xisbi iyo tu qaran toona.Adeer xisbigu amaan uun buu ku khudbadeeyaa .dhulkaanu rinjiyeynaa. Cirkaanu nuuradaynaynaa .Waxaas uun shubaa.Khudbada qaranku se waaqicigay ka hadashaa .Waxaas waa ku guulaysanay . Waxaa wa ku guuldaraysanay.Waxaa waa qaban doonaa.

Dhaashane: Dee horta qofku haduu is indho tiraayo ,indho looma samayn karo.Laakiin wuxuun baad sheegtay markaanu idinka dheeraynay inaa hinaasteen.Yaa is gaadhay , bal sanad kaloo qudha na sug.

Dhaqane:Dee waa runoo waxaa ku dheeraysaan sida ingiriisa wadanka looga saaro.Anagu taa maanaan aqoone.Barri markaa xamar inagu dartaana waa duusheen sow maaha?

Dhaashane:Wuxuunbaan maqli jiray .Wuxuu uurku doonayuu afku kaa xadaa.Waar xamartan idinkuuba sheegee adeer anagu maba naqaan.

Dhaqane:Waar bal dhegaystaa .Ma xataa markaa meeqaam sare la fadhidaan?



Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden.

posted on Friday, February 1st, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb