 Video: Kadib kolkii uu madaxweynuhu ka waramay xaalada dalkiisa, ayaa la waydiiyay su,aalo tiro badan oo ay ka mid yihiin, Kufsigii gabdha ee ciidanka boliisku fuliyeen, suxufiga arintan u xidhan, xidhiidhka uu la yeeln doono dalalka jaarka ah iyo waliba Somalilan, Ilaalinta xuquuqda aadanaha. waxa uu ka codsanayo EU iyo qaar kaloo badan. Daawo barnaamijkii oo dhamaystiran.
|