Dawlad cusub oo ka dhallatey Denmark

RH: Doorashadii shallay ka dhacdey wadanka Denmark ayaa sababtay in intabadan ee shacbiga Denmark ay talada dalka gacantooda kusoo celiso xisbiyada Casaanka ah, oo uu hogaaminayo xisbiga social demuqraadiga.

Waxaanay talada kala wareegidoonaana xisbiyada Buluuga ah oo hogaaminjiray xisbiga libaralka  ee Venstre.

Natiijadaii doorashaduna sidan ayay u dhacadey, links kan hoose ka akhri sidii codka loo kala helay.

http://nyheder.tv2.dk/folketingsvalg/resultater

 

Category