Denmark: 186 ayaa cisbitaalka loo dhigay coronavirus: 37 Ayaa aad uliita, 9 ayaa geeryootey

RH: Hadii aanu idinla socodsiino wararkii ugu dameyeey ee caabuqa Corona ee wadanka Denmark,186 ayaa cisbitaalka loo dhigay coronavirus: 37 Ayaa aad uliita, 9 ayaa geeryootey

 

Isugeyn 1.226 qof ayaa la xaqiijiyey in laga helay caabuqa Corona wadanka Denmark, 

maadaama oo aan lawada baadhin dadka sheegtay astaamaha xanuunka , waxaa dhici karta in tiradu intaas aad uga  badantahay.

 

 

xogtan oo ah tii ugu dambeaysay  waxaanu ka soo xiganey ,wasaarada Caafimaadka ee wadanka Denmark.

Category