Denmark oo qaadey koobka kubada gacanta aduunka

Shacbiweynaha wadanka Denmark ayaa caawa wada horfadhiyey shaashadaha telefishinida,  iyaga oo si toos ah ula socdey ciyaarta kamadambeysta ah ee kubada gacanta aduunka oo hada soo gabagabowdey.

 

bgty

 

llko

 

waxaana wada ciyaaray oo iskugu soo baxay dalalka Denmark iyo Norwey.

 

iyada oo Denmark ka soo badisay , faransiiska halka Norweyna ay ka soo badisay Jarmalka 

mmmm

 

Waxaaney ciyaartu kusoo gabagabowdey  Denmark 31: Norway:22

mnnjh

 

 

mkjh

 

Category