Ogeysiis dadweynaha degan Xaafadaha Skovparken / Skovvejen magaalada Kolding

RH: Waxaa loo soo diridoonaa xaafada  (mobiltest) gaadhi Bas ah oo ay saaranyihiin kalkaaliyaal caafimaad oo si tabaruc ah tijaaada Covid-19 uga qaadidoonaa dadweynaha xaafada.

Goobta iyo aminta.

Arbacada  13. jan  saacada. 9.30 -16.30 g

Goobta Ambassaden/børnekontakten  i skovparken.

Hadaba ka faaideysta firsadaas qaaliga ah 

 

Xasuusin ! marka aad goobta timaadaan isu jirsada 2 meter,  soo xasuusta afdaboolka  iyo kaarka caafimaadka.

 

Salaan idiinka timid 

Boligsocial medarbejder

Birgitte Geltzer

23665697

 

Category