TACSI

  1. Ismaaciil Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  2. Kawsar  Siyaad aw cabdi iyo Caruurtieeda
  3. Abwaan Rashiis  Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  4. Amb. Cabdiraaaq Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  5. Mohamed-amiin  Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  6. Cabdinajax Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  7. Xamse Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  8. Siciid Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  9. Farxiya Siyaad aw Cabdi  ninkeeda iyo caruurteeda
  10. Guuleed Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  11. Axmed Cabdi Buraale  xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  12. Hooyo Maryam Axmed Dable Allamagan

Waxa iyaga oo ka tiiraanyeysan ay tacsi halkan uga dirayaan ilma Xaashi Cabdi

  1. Axmed Xaashi
  2. Dr. Cabdirashiid Xaashi
  3. Ismahaan xaashi

Geerida naxdintaleh ee ku timid aabahood Xaashi Cabdi Shiil oo saaka ku geeryoodey magaalada Hargeysa isaga oo marxuunku mudo dheer xanuun u jiifey.

Waxa ay Ilaahay uga baryayaan in uu naxariistiisa iyo janadii firdawsa  ugu deeqo,

  dhamaan qoykana uu samir iyo iimaan ka siiyo. aamiiin

 

Category